Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Mareykanka oo ka hadlay wararka sheegaya inuu duqeyn ku dilay dhaqaatiir u dhashay dalka Cuba

    Mareykanka oo ka hadlay wararka sheegaya inuu duqeyn ku dilay dhaqaatiir u dhashay dalka Cuba

    By radiohalgan.comFebruary 20, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda Mareykanka ayaa qiimeynaysa in duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhan ah al-Shabaab oo ay ka fuliyeen Soomaaliya lagu dilay labo dhaqtar oo Cuba u dhashay, sida ay sheegtay kooxda Alshabaab.

    Mareykanka ayaa duqeyn ka fuliyay Khamiistii meel ku dhow degmada Jilib ee koonfurta Soomaaliya, sida laga soo xigtay Taliska Mareykanka ee Afrika.

    War qoraal ah oo ay faafisay kooxda Al-Shabaab ayay ku sheegtay in duqeyn diyaaradeed oo Mareykanku ka fuliyeen guri ku yaalla magaalada Jilib ay ku dileen dhakhaatiir u dhashay Cuba oo lagu kala magacaabo Assel Herrera iyo Landy Rodriguez.

    Waa markii ugu horreysay oo Al-shabaab ay qirato inay gacanta ku hayaan labadan qof ee Cuba u dhashay kaddib markii ay kasoo afduubteen Waqooyi-bari Kenya ku dhawaad shan sano ka hor.

    Afhayeen u hadashay taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa sheegtay inay ka war hayaan wararka sheegaya in laba qof oo rayid ah lagu dilay duqeymahaasi.

    “Talisku wuxuu sii wadi doonaa inuu qiimeeyo natiijooyinka hawlgalkan wuxuuna bixin doonaa macluumaad dheeraad ah sida la heli karo,” ayay Lennea Montandon ku tidhi hadal ay soo saartay.

    Sarkaal ka tirsan taliska difaaca Mareykanka ayaa sheegay in aysan jirin caddeymo lagu kalsoonaan karo oo muujinaya in ay jiraan dad rayid ah oo ku waxyeeloobay duqeynta, balse ay sii wadi doonaan baaritaanka eedeymahan, isagoo sheegay inay si dhab ah u qaadanayaan dhammaan sheegashadaas.

    Labadan dhakhtar ayaa Al-Shabaab waxay ku qafaasheen gudaha Kenya bishii Abriil 2019, kaddib weerar bahalnimo ah oo ka dhacay meel u dhow xadka Soomaaliya.

    Askari booliis ah oo la socday dhakhaatiirta ayaa ku dhintay weerarka. Dhakhaatiirtan ayaa la sheegay in ay wateen gaari ay leedahay dowladda Kenya, xilli ay ku sii jeedeen isbitaalka ay ka shaqeynayeen markii la qafaashay.

    Assel Herrera Correa, ayaa ahaa dhaqtar ku takhasusay caafimaadka guud, halka Landy Rodriguez Hernandez, uu ahaa dhakhtar qalliin.

    Kuuba iyo Kenya waxay heshiis ku gaadheen inay dhakhaatiir ka soo diraan Cuba si ay uga caawiyaan yaraanta xirfadlayaasha caafimaadka ee Kenya iyo inay gacan ka geystaan hirgelinta caymiska daryeelka caafimaadka caalamiga ah.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.