Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Maraykanka oo diiradda saaraya xabbad-joojin ay ku heshiiyaan Xamaas & Israaiil

    Maraykanka oo diiradda saaraya xabbad-joojin ay ku heshiiyaan Xamaas & Israaiil

    By radiohalgan.comMarch 22, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa shalay isagoo ku sugan magaalada Qaahira ee caasimadda Masar sheegay inuu aaminsan yahay in wada hadallada ay Mareykanka, Qadar iyo Masar garwadeenka ka yihiin ay weli suurtogelin karaan heshiis xabbad-joojin ah oo u dhaxeeya dagaa-yahannada Falastiiniyiinta ee Xamaas iyo Israa’iil.

    Wadahadallada Qadar ayaa waxaa udub dhexaad u ah xabbad-joojin lix toddobaad socota taasoo oggolaan doonta sii deynta 40 Israa’iiliyiin ah oo la haysto iyadoo lagu beddelanayo boqollaal Falastiiniyiin ah oo ku jira xabsiyada Israa’iil, tanoo sidoo kale waddada u xaareysa in gargaar badan la geeyo Qasa oo macluul qarka u saaran.

    Blinken ayaa sheegay in dhexdhexaadiyeyaasha ay shaqada wadaan, isla markaana la isu soo dhowaanayo, welina ay xoogga saarayaan heshiis lagu gaaro Dooxa.

    Wuxuuse xusay in weli ay jiraan caqabado balse wax walba ay suurtogal yihiin. Arrinta ugu weyn ee la isku mari la’yahay ayaa ah in Xamaas ay sheegtay in dadka ay qafaalatay ay keliya sii deyn doonto haddii la gaaro heshiis soo afjaraya dagaalka, halka Israa’iilna ay sheegtay inay arrintan tahay mid ku meel gaar ah.

    Dhanka kale, warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska raysal wasaaraha Isra’iil Benjamin Netanyahu ayaa lagu sheegay in madaxa sirdoonka Israa’iil David Barnea uu maanta u duuli doono Qadar si uu ula kulmo dhexdhexaadiyeyaasha.

    Israa’iil ayaa sidoo kale sheegtay inay maalmo kale oo dheeraad ah sii waid doonto duqeymaha isbitaalka alshifa ee magaalada Qasa. Xaruntan waa tan keliya ee caafimaad ee qeyb ahaan weli ka shaqeyneysa waqooyiga Gaza, muddo afar maalmood ayayna haatna ku socdaan duqeymaha.

    Israa’iil ayaa sheegtay in xaruntan ay hoy u tahay dagaalyahannada Xamaas, taasoo Xamaasna ay beenisay.

    Hore ayay Israa’iil u sheegtay in dhowaan ay gudaha iyo agagaarka isbitaalkan ku dishay 150 dagaalyahanno ah ayna qabatay 358 kale.

    Isha: BBC SOMALI

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.