Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Maraykanka oo cunaqabatayn kusoo rogay Shirkado & Shakhsiyaad ku eedeysan in ay dhaqaale siiyaan ‘AS’.

    Maraykanka oo cunaqabatayn kusoo rogay Shirkado & Shakhsiyaad ku eedeysan in ay dhaqaale siiyaan ‘AS’.

    By radiohalgan.comMarch 12, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda Maraykanka ayaa cunaqabatayn adag dhul dhigtay 16 Shirkadood iyo Shakhsiyaad ku kala sugan Geeska Afrika, Isutagga Imaaraatka Carabta & Jasiiradda Qubrus kuwaas oo lacagaha ay uruuriyaan u gacan-geliya ‘AS’.

    Wasaaradda Lacagta ee Dalka Maraykanka gaar ahaan xafiiskeeda Maamulka Hantida Dibadda ayaa go’aankaan waxa ay u qaadday in ay kahortagto taakulada dhaqaalaha ah ee ‘AS’ ka heleyso dhinacyada kala duwan sida hadalka loo dhigay.

    Xukuumadda Washington ayaa ku goodisay in ay qaadayso tallaab muhiim u ah dhaqangelina cunaqabatayntaan maadaama lasoo gudbiyay xogaha shakhsiyaadkaas iyo shirkadaha si loo joojiyo dhaqdhaqaaqa ay samaynayaan.

    War-saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Lacagta Maraykanka ayaa lagu sheegay in dadka ku jira Liiskaan ay kamid yihiin Ganacsato saamayn leh oo ku sugan gobolka, kuwaasi oo taageero maaliyadeed siiya ‘AS’.

    Maraykanka ayaa sheegay in ‘AS’ sannadkiiba urursato in ka badan $100 milyan oo dollar oo ay ka qaaddo Ganacsatada gudaha iyo shaqsiyaad, waxaana ay u adeegsataa dagaallada ka socda geeska Afrika sida hadalka loo dhigay.

    Lacagahaas marka ay gacanta ‘AS’ kusoo dhacaan waxa ay u bandhigtaa Al-Qaacida si lamid ah faracyada kale ee Ururkaas hoostagaan sida lagu yir qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Lacagta Maraykanka gaar ahaan Xafiiskeeda Maamulka Hantida Dibadda.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

    February 16, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

    February 10, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.