Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Ciidamo Haramcad ah oo rasaas ku kala eryay Shacab dibadbax dhigayay

    September 20, 2025

    Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Richard Riley iyo Major General Claud

    September 20, 2025

    Somalia oo Turkiga ku bogaadisay qabanqaabada TEKNOFEST 2025

    September 20, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ciidamo Haramcad ah oo rasaas ku kala eryay Shacab dibadbax dhigayay

      September 20, 2025

      Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Richard Riley iyo Major General Claud

      September 20, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo xiddig Ramla Cali guddoonsiiyey Shahaado Sharaf

      September 20, 2025

      Booliska Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay dhalinyaro ku eedeysan khal khal gelinta amniga waddooyinka

      September 16, 2025

      Somalia oo Turkiga ku bogaadisay qabanqaabada TEKNOFEST 2025

      September 20, 2025

      Taliyaha Sirdoonka Ingiriiska oo kashifay arrin qarsoodi aheyd

      September 20, 2025

      MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Amiirka Qatar.

      September 16, 2025

      Shirka Carabta iyo Islaamka oo War-murtiyeed Adag ka Soo Saaray Weerarka Israa’iil ku Qaadday Qatar

      September 16, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Ciidamo Haramcad ah oo rasaas ku kala eryay Shacab dibadbax dhigayay

      September 20, 2025

      Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Richard Riley iyo Major General Claud

      September 20, 2025

      Somalia oo Turkiga ku bogaadisay qabanqaabada TEKNOFEST 2025

      September 20, 2025

      Taliyaha Sirdoonka Ingiriiska oo kashifay arrin qarsoodi aheyd

      September 20, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Magacaabista Asad Diyaano: Xasan iyo Xamza midkee diidan reer Puntland? – Xog

    Magacaabista Asad Diyaano: Xasan iyo Xamza midkee diidan reer Puntland? – Xog

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJuly 9, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Hoggaanka booliska Soomaaliya ayaa la filayaa inuu isbeddel ku dhaco. Wararka la xiriira in xilkaan la siinayo taliyihii hore ee ciidanka PSF Jeneraal Asad Cusmaan Diyaano ayaa noqday kuwo soo noq-noqday dhowrkii asbuuc ee lasoo dhaafay.

    Kursiga hadda waxaa ku fadhiya Jeneraal Sulub oo si gaar ah isku xisaab ku yihiin ra’iisul wasaare Xamza. Gudaha saami-qeybsiga reerka uu Xamza ku metelo 4.5 ayaa dheelinaayay muddooyinkii lasoo dhaafay, iyada oo ra’iisul wasaaraha uu hal dhinac marsaday xilkiisa iyo xilal kale oo kamid yihiin;

    1. Taliyaha booliska
    2. Safiirka Itoobiya
    3. Safiirka Imaaraafka
    4. Ergeyga Xasillinta iyo
    5. Hoggaanka dhowr hay’adood oo ka tirsan kuwa dowladda federaalka ah.
    6. Madaxweyne Xasan Sheekh oo marwalba lagu eedeeyo inuu qabo colaad gaar ah oo reerka Puntland deg ah ayaa hadda la eegaya haddii uu dib u sixi karo saami-qeybsiga, gaar ahaan haddii uu ra’iisul wasaarihiisa ku qancin karo inuu dadka la dhashay wax u hanbeeyo.

      Xasan Sheekh oo laba jeer madaxweyne noqday wuxuu magacaabay afar ra’iisul wasaare. Hal mar ayuu qalinkiisu qabtay qof reer Puntland ah waana Cumar Cabdirashiid, kaas oo isna la sheegay inay safaaradda Mareykanka soo jeedisay magacaabistiisa, maadaama uu Xasan Sheekh xilligaasi aad u rabay inay Mareykanka la shaqeeyaan.

    7. Macnaheedu waa in reer Puntland ay weli u dhadhami la’yihiin madaxweyne Xasan Sheekh.

      Hadda iyo taliyaha booliska

      Wararka ah inuu kursiga u dhowyahay dhinaca Asad Diyaano waa kuwo saxan. Waxaase la sheegay inuu ra’iisul wasaare Xamza dagaal badan u galay inuu Sulub sii joogo taliska booliska.

      Xubno badan oo siyaasiyiin ah oo reer Puntland oo madaxweyne Xasan Sheekh dhowr jeer kala hadlay mowduucan, ayuu Xasan u sheegay inay xaggiisa diyaar ka tahay, balse wuxuu farta ugu fiiqay dhinaca xafiiska ra’iisul wasaaraha, kadibna waxay xubnahaasi u sheegeen Xasan Sheekh inuu isagu soo xaliyo ra’iisul wasaarihiisa.

    8. Xogihii u dambeeyay ee kursigan waxay sheegayaan inay Xasan Sheekh iyo Xamza ka wada-hadleen in kursiga la siiyo Asad Diyaano, oo hoos loo dhigo colaaddii ay ku mideysnaayeen ee reer Puntland.

      Xamza waxaa la sheegay inuu hadda halkii hore kasoo dabcay oo uu ogol yahay in la beddelo Sulub, si loogu diyaar garoobo marxalada labaad ee xukunka Xasan Sheekh oo hadda laba jirsaday.

    9. Haddii aadan Deni haysan, waa inaad Asad Diyaano haysatid marka dan ka leedahay Puntland.

      Midda labaad: waa macaamilka hay’addaha amniga ee caalamka. Taliyaha hadda xilka jooga Sulub iyo taliyaha la saadaalinayo inuu beddeli doono Asad Diyaano masaafo dheer ayaa u dhaxeysa xagga xiriirka hay’addaha amniga ee caalamka.

      Midda saddexaad ee Asad Diyaano loo qaadanayo waa dib u nooleynta shaqada booliska oo hadda u muuqata inay si weyn uga hoos martay heerkii laga rabay, gaar ahaan sida uu booliska u samata-bixin karo umad colaad kasoo kabaneysa.

    10. Wararka waxay intaas ku darayaan in tobanka cisho ee soo aadan la magacaabi karo Asad Diyaano hadddi aanay wax kale isbeddelin oo uusan markale madaxweyne Xasan Sheekh ka boodin reer Puntland
    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Ciidamo Haramcad ah oo rasaas ku kala eryay Shacab dibadbax dhigayay

    September 20, 2025

    Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Richard Riley iyo Major General Claud

    September 20, 2025

    Somalia oo Turkiga ku bogaadisay qabanqaabada TEKNOFEST 2025

    September 20, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Ciidamo Haramcad ah oo rasaas ku kala eryay Shacab dibadbax dhigayay

    September 20, 2025

    Deni oo kulan xasaasi ah la qaatay Richard Riley iyo Major General Claud

    September 20, 2025

    Somalia oo Turkiga ku bogaadisay qabanqaabada TEKNOFEST 2025

    September 20, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.