Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabelle mudane Abdi Dahir Guure Karoore ayaa u magacaabay Mudane Maxamed Sharaawe Fiidow (Arfax) Guddomiye kuxigeenka Maamulka iyo Arrimaha Bulshada Degmada Moqokori.
DHAMAAD
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.