Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabelle mudane Abdi Dahir Guure Karoore ayaa u magacaabay Cabdisahal Shuuriye Xuseen Guddoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda
Magaalada Beledweyne.
DHAMAAD
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.