Close Menu
    What's Hot

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

      March 7, 2026

      DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

      March 7, 2026

      14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

      March 4, 2026

      Maxaa ka jira in Booliska Soomaaliya lacag kaash ah ku qabteen Axmed Hurre?

      March 4, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

      March 7, 2026

      DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

      March 7, 2026

      14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

      March 4, 2026

      Maxaa ka jira in Booliska Soomaaliya lacag kaash ah ku qabteen Axmed Hurre?

      March 4, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay dhaxal weyn oo uu rabo inuu Soomaalida uga tego

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay dhaxal weyn oo uu rabo inuu Soomaalida uga tego

    By radiohalgan.comApril 10, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab ayaa shaaciyay inuu rabo in Soomaalida uga tego β€œdhaxal dowlad awood leh oo ay ku najaxaan.”

    Madaxweynaha ayaa sheegay in gulufka dagaal ee ka dhanka ah Al-Shabaab uu marayo meel wanaagsan, ayada oo laga gaaray guul wax ku ool ah, islamarkaana la wiiqay awooddii kooxda, sida uu sheegay.

    β€œRuntii waxa aan la galay dagaal adag (kooxda Al-Shabaab) waanan ka guulaysanay, hadda awoodoodii waxay isugu soo ururtay gaadmo daciif ah, mana geli karaan dagaal toos ah,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

    Sidoo kale madaxweynaha ayaa xusay in geeddiga lagu dhisayo dowlad Soomaaliyeed oo awood leh uu yahay mid socda ka madaxweyne ahaanna uu rabo inuu raad dowladnimo oo awood leh uga tago shacabka Soomaaliyeed.

    β€œWaxa aan rabaa in aad dalkayga iyo dadkayga uga tago dhaxal dowlad awood leh oo ay ku najaxaan,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

    Madaxweynaha ayaa waxa kale oo uu xaqiijiyay in dowladda ay maanta haysato ciidan ku filan dalka oo leh tababar iyo qalab casri ah, ayna cadeyntiisuna tahay sida ciidanku guullo deg deg ah uga keenay furimaha dagaalka.

    Hadalka madaxweynaha ayaa imanaya xilli uu qorsheynayo inuu dardar-geliyo dagaalka Al-Shabaab, oo muddooyinkii dambe uu ku yimid gaabis, waxaana socda qorshaha sidii kooxda markale loogu qaadi lahaa howl-gallo culus.

    Xasan Sheekh ayaa dhawaan dib ugu laaban doona gobollada dhexe, si uu u xaqiijiyo hadafka ugu weyn ee umadda Soomaalidu leedahay maanta, kaasi oo ah in laga adkaado kooxaha argagixisada.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.