Close Menu
    What's Hot

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Daawo:- Madaxweyne XASAN oo ku dhawaaqay in TURKIGA uu difaacayo baddeena

    Daawo:- Madaxweyne XASAN oo ku dhawaaqay in TURKIGA uu difaacayo baddeena

    By radiohalgan.comFebruary 21, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo goordhoweyd shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyadda ayaa ku dhawaaqay in baddeena uu difaacayo Turkiga, taasi oo ka dhigan in ammaanka baddeena lagu wareejiyay Turkiga, oo leh awood ciidan xooggan.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shaaciyay in heshiiska difaaca ee Turkiga uu soconayo illaa 10 sano, mudadaasna ay barbar soconeyso dhismaha ciidanka badda Soomaaliya.

    Waxa uu sheegay in heshiiska difaaca ee Turkiga aan marnaba lagu colaadinayn dowlad kale, balse uu Turkiga ku saacidayo Soomaaliya inay ilaashato baddeeda iyo kheyraadka ku jira.

    “Waxkasta oo sharci darro ah, dhamaan inay nala ilaaliyaan waaye waxaan heshiiska kula galnay Turkiga ee ma ahan in aan dal kale oo saddexaad ku duulno ama la dirirno,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

    Waxa uu intaas kusii daray “Waa heshiis difaac iyo horumarin dhaqaale oo isla socda waaye heshiiska uu maanta baarlamaanka Soomaaliya ansixiyay waakas, waa xeyndaab heshiis oo waxaa kasii ratibmi doona heshiisyo badan.”.

    Madaxweynaha ayaa sheegay in uusan jirin dal ka mudan Turkiga oo Soomaaliya la difaaci lahaa baddeeda, isagoo meesha ka saaray in ay duulaan ku yihiin dal kale, xilli ay meel xasaasi ah mareyso xiisadda badda ee Soomaaliya iyo Ethiopia.

    Wuxuuna aakhirkiisa dhalaa oo toban sano ka bacdi na gaarsiina in aan yeelano ciidan bad oo biyaheenna difaaci kara in aan yeelano, inta ka horeysana ay walaalaheen nala difaacan badda oo waxyaabaha sharci darrada ah inay nagala ilaaliyaan waaye.”

    Ugu dambeyntiina waxa uu xusay in uu rajeynayo in xukuumadda Abiy Axmed ay ka laaban doonto heshiis beenaadkii Addis Ababa ee Somaliland ugu saxiixday qeybo kamid ah Badda Soomaaliya.

    Maanta waxaa dagaal kale u galeyna in baddeena ka xoreyno kuwa argagixisada ah, ama sharci darrada ah ee ku xad-gudbaya kuwa Soomaaliya iyo kuwa caalamiga ah oo aan ku gudaneyno masuuliyadda caalamiga ah ee na saaran

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.