Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Madaxweyne Trump oo xiriirka u jaray Netanyahu

    Madaxweyne Trump oo xiriirka u jaray Netanyahu

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 9, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweyne Trump, ayaa lagu warramayaa inuu xiriirka u jaray RW Israel Netanyahu , taasoo lagu wargeliyay saraakiisha Israa’iil, sida ay Al Jazeera ka soo xigatay raadiyaha ciidanka Israa’iil.

     

    Isbeddelka laga arkay dhinaca Trump , waxaa qeyb ka ah Trump wax wargelin la xiriira socdaalkiisa bariga dhexe inuusan la wadaagin Netanyahu, waxaa kaloo uu meesha ka saaray dadaalladii uu ku doonayay inuu ku cadaadiyo Sacuudiga si ay u helaan warshadaha tamarta nukliyeerka inay xiriir diblomaasiyadeed la yeeshaan Israa’iil.

     

     

     

    inta uu ku sugan yahay Riyadh ayaa la sheegay Trump inuu dhaxal-sugaha boqortooyadda Sacuudiga la gaari doono heshiis difaac oo aan shuruud lahayn oo ay ku jirto wareejinta gantaallada riddada dheer iyo diyaaradaha jiilka shanaad ee F-35 oo Sacuudiga uu markii u horreysay ka heli karo Mareykanka, mana uusan dooneyn Netanyahu in heshiis nooca ay uu Mareykanka la gaaro Sacuudiga.

     

     

     

     

    • Warkan wuxuu soo baxay xilli toddobaadkii hore la xaqiijiyay Trump ,inuu xorriyad u siiyay Netanyahu kaligii inuu go’aan ka gaaro mustaqbalka Qasa, tan oo shaki gelinaysa xiriirka la sheegay Trump inuu u jaray Netanyahu in looga danleeyahay hoggaamiyayaasha khaliijka ee uu la kulmayo Trump inaysan kala hadlin wax la xiriira xaaladda Qasa ama aysan shuruud ku xirin heshiisyada ugu sarreeyay taariikhda oo la filayo inuu Trump la gaaro hoggaamiyayaasha Sacuudiga, Qatar iyo Imaaraadka ee uu la 8kulmayo.
    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.