Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii uu ula kulmi laha Donald Trump.

      September 27, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

    Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJuly 31, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweyne Trump wuxuu u yeeray deeq-bixiyaashiisa siyaasadeed ee Yuhuuda Mareykanka oo maalgeliyay ololihiisa doorashada, wuxuuna si cad ugu sheegay in Israa’iil laga nacay adduunka

    “Xitaa waxaan awooddi waayay inan kooxdayda MAGA, ku qanciyo tallaabooyinka Israa’iil, dhab ahaantii hadda Israa’iil waa mid la nacay dadka yuhuuda ahna meel walba waa laga soo ceyriyaa.” ayuu yiri Trump.

    MAGA, waa eray uu Trump u adeegsado kooxdiisa ololaha iyo ganacsatada lacagta ku bixisay ololihiisa, taasoo la macno dadkii ugu dhawaa isaga inay hadda naceen Israa’iil.

    Isla xilliga uu hadalkan soo baxay wuxuu dhaqdhaqaaq xoog leh ka socday gudaha Yurub kaasoo ka dhan ah Israa’iil;

    Portugal ayaa ku dhawaaqday inay aqoonsan doonto dawladda Falastiin, bisha September.

    Sweden ayaa ugu baaqday Midowga Yurub inuu hakiyo heshiiska ganacsi ee EU-Israel, iyadoo ku saleyneysa xadgudubyada Israa’iil  ee Qasa iyo diidmada ay muujineyso in la gaaro xal laba dawladood ah. Tani waxay qeyb ka tahay kororka cambaareynta caalamiga ah ee ka dhanka ah siyaasadda Israa’iil.

    Dhammaan dhacdooyinkan waxay muujinayaan xaalad cusub oo ka dhalan karta culeyska caalamiga ah ee ka dhashay dagaalka Qasa, iyadoo si isa soo taraysa ay u kordhayaan baaqyada ku saabsan in la gaaro xal cadaalad ku dhisan oo horseeda nabad.

    Senator-ka ka tirsan aqalka odayaasha Maraykanka Bernie Sanders ayaa horey u sheegay in aanay Maraykanku sii wadi karin maalgelinta dowlad dishay ku dhowaad 60 kun oo Falastiiniyiin ah iyo dhaawaca in ka badan 143 kun oo kale, kuwaasoo intooda badan yihiin haween, caruur iyo dad waayeel ah.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.