Madaxweynaha Shirciga ah ee dowladda Hiiraan State Mudane Cabduqaadir Xuseen Coloow ayaa goordhow magacaabay qeyb kamid ah golaha wasiirada Xukumadda Hiiraan State.
Wasiirada cusub ee Madaxweynaha uu magacaabay ayaa gaaraya illa 7-Wasiir waxaana Madaxweynaha uu ballan qaaday in dhawaan uu dhameestiri doono golaha wasiirada xubnaha ka dhiman.
Dhammaad Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Hiiraan State.