Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein oo booqday qaar ka mid ah Daraawiishta, Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ee casharka u dhigay welina sii baacsanayo firxadka Khawaarijta.
Sidoo kale Madaxweynaha oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobalka Shabeellada Dhexe ayaa kulan la xiriira sidii Hirshabeelle looga sifeynayo Khawaarijta waxa uu la qaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida.