Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii uu ula kulmi laha Donald Trump.

      September 27, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle Yusuf Dabageed iyo Masuuliyiin Kale ayaa maanta booqday deegaannada Cadoow Gureey iyo Xaawa Gadiid, iyagoo dhiirrigelin u muujiyay ciidamada geesiyaasha ah ee difaacaya shacabka.

    Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle Yusuf Dabageed iyo Masuuliyiin Kale ayaa maanta booqday deegaannada Cadoow Gureey iyo Xaawa Gadiid, iyagoo dhiirrigelin u muujiyay ciidamada geesiyaasha ah ee difaacaya shacabka.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 26, 20251 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle Yusuf Dabageed iyo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle, Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), oo ay wehliyaan Xildhibaan Cabduqaadir Awbakar (Dhagaweyne) Gudomiyaha Degmada Moqokori Maxamed Cabdi Macoow iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, Mudane Mukhtaar Maxamed Janaqoow, ayaa maalintii saddexaad ku sugan furimaha hore ee dagaalka. Wafdigan sare ayaa maanta booqday deegaannada Cadoow Gureey iyo Xaawa Gadiid, iyagoo dhiirrigelin u muujiyay ciidamada geesiyaasha ah ee difaacaya shacabka.

    Ciidamada Qaranka iyo Macawiisleyda ayaa si geesinimo leh uga hortagay weerarkii Khawaarijtu kusoo qaadeen Cadoow Gureey, iyagoo cadowga gaarsiiyay jab culus. Madaxweyne ku-xigeenka, Xildhibaan Dhagaweyne, Gudoomiye Maxamed Cabdi iyo Agaasime Janaqoow ayaa bogaadiyay guulaha ay gaareen ciidamada, waxayna caddeeyeen in dagaalku sii socon doono ilaa Hirshabelle laga xoreeyo cadowga.

    Wafdiga oo kulamo la yeeshay saraakiisha amniga iyo shacabka deegaanka Xaawa Gadiid, ayaa ku dhiirrigeliyay inay garab istaagaan ciidamada si loo xaqiijiyo nabad waarta. Hoggaanka Hirshabelle ayaa mar kale muujiyay sida ay uga go’an tahay in deegaannada ay Khawaarijtu ku dhuumaaleysanayaan la xoreeyo dhawaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dabley hubeysan oo laba ruux ku dilay magaalada matabaan duleedka

    May 6, 2025

    Wararkii u dambeeyay dagaal ka dhacay Aboorey iyo dhaqdhaaqyo ka socda deegaankaas

    April 23, 2025

    Dhageyso:-Dhagaweyne oo ku sugan furimaha dagaalka ayaa beeniyay warar shaqsiyaad u adeega Argagixisada baraha bulshada ku baahiyeen

    February 26, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.