Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Raiisulwasaare Hamze iyo taliyaha cusub NISA Mahad Salad oo goordhow u ambabaxay dalka Jabuuti

    June 1, 2025

    DEG DEG Madaxweyne soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay

    June 1, 2025

    DEG DEG Mahad Salaad oo mar kale loo magacaabay Agaasimaha NISA

    June 1, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Raiisulwasaare Hamze iyo taliyaha cusub NISA Mahad Salad oo goordhow u ambabaxay dalka Jabuuti

      June 1, 2025

      DEG DEG Madaxweyne soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay

      June 1, 2025

      DEG DEG Mahad Salaad oo mar kale loo magacaabay Agaasimaha NISA

      June 1, 2025

      Hirshabelle oo daahfuray ololaha wacyigelinta dhismaha goleyaasha deegaanka Degmada Buulobarde,

      May 31, 2025

      Trump oo loo ogolaaday in uu sharciga kala laabto 500,000 oo soo-galooti ah

      May 31, 2025

      Geeridooda oo la xaqiijiyay dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ahaa.

      May 30, 2025

      Madaxweynaha Somaliland oo maanta u safraya dalka Kenya

      May 26, 2025

      Nuxrka khudbadda uu madaxwane Xasan Sheekh ka jeediyay shirka ururka jaamacadda carabta.

      May 18, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

      May 12, 2025

      Raiisulwasaare Hamze iyo taliyaha cusub NISA Mahad Salad oo goordhow u ambabaxay dalka Jabuuti

      June 1, 2025

      DEG DEG Madaxweyne soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay

      June 1, 2025

      DEG DEG Mahad Salaad oo mar kale loo magacaabay Agaasimaha NISA

      June 1, 2025

      Xukunno adag oo lagu riday Shabakad dilal Muqdisho ka fullin jirtay

      May 31, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Madaxweyne Guudlaawe “Waxa aan xoogga saarnay Amniga, Garsoorka, Arrimaha Bulshada, Maamul Daadejinta & Dhaqaalaha”

    Madaxweyne Guudlaawe “Waxa aan xoogga saarnay Amniga, Garsoorka, Arrimaha Bulshada, Maamul Daadejinta & Dhaqaalaha”

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comOctober 6, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo khudbad ka jeediyay munaasabad lagu maamuusayay sanad guurada 8aad ee aasaaska Dowlad-Goboleedkaas, waxa uu dul istaagay Amniga, horumarka, Siyaasadda, dhaqaalaha & taariikhda maamulkaas.

    Waxa uu u mahadceliyay dadkii aasaasay Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle ee usoo dulqaatay ka gudubka caqabadaha kahor yimid isla markaana lagu gaaray guulaha iyo isbaddelka haatan muuqda sida uu hadalka u dhigay.

    Saddex qodob ayuu sheegay in ay diiradda saareen oo mid weliba muhiimad gaar ah leh sida sugidda amniga oo dagaallo adag lala galay ‘AS’ lagana qabsaday deegaanno kala duwan, isbaddelka ka dhashayna uu yahay mid muuqda.

    Muddo 9 bil ah ayaa loo fadhiyay dhismaha Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle waana lagu guuleystay, waxa aan xoogga saarnay Amniga, Garsoorka, arrimaha Bulshada, Maamul daadajinta & Dhaqaalaha” MW DG Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.

    Mashaariicda lagu horumarinayo biyo xireennada iyo kuwa looga hortagayo fatahaadaha ayuu tilmaamay in meel wanaagsan marayaan, ujeedka howshaas loo qabtay ayuu ku tilmaamay in laga fogaado saameynta taban ee ka dhalata fatahaadda webiga Shabeelle.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dabley hubeysan oo laba ruux ku dilay magaalada matabaan duleedka

    May 6, 2025

    Wararkii u dambeeyay dagaal ka dhacay Aboorey iyo dhaqdhaaqyo ka socda deegaankaas

    April 23, 2025

    Dhageyso:-Dhagaweyne oo ku sugan furimaha dagaalka ayaa beeniyay warar shaqsiyaad u adeega Argagixisada baraha bulshada ku baahiyeen

    February 26, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Raiisulwasaare Hamze iyo taliyaha cusub NISA Mahad Salad oo goordhow u ambabaxay dalka Jabuuti

    June 1, 2025

    DEG DEG Madaxweyne soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay

    June 1, 2025

    DEG DEG Mahad Salaad oo mar kale loo magacaabay Agaasimaha NISA

    June 1, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.