Close Menu
    What's Hot

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

      February 1, 2026

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

      February 1, 2026

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay Golaha Wasiirrada Dowlad-Goboleedka Puntland.

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay Golaha Wasiirrada Dowlad-Goboleedka Puntland.

    By radiohalgan.comMarch 10, 20245 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirrada oo ay kasoo dhex muuqdeen xubno katirsanaa mucaaradkiisa, mas’uuliyiin lasoo shaqaysay muddo xileedkiisii hore & siyaasiyiin aad loo hadal hayay.

    Halkaan ka aqriso Liiska Wasiirrada, ku xigeennada & Wasiiru Dowlayaasha Dowlad-Goboleedka Puntland.

    Xubnaha Wasiiradda: –

    1-Waxaa Maxamed Cabdiwahaab Axmed loo magacaabay Wasiiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.

    2-Waxaa Ibraahin Cartan Ismaaciil loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR.

    3-Waxaa Cabdi Faarax Juxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda.

    4-Waxaa Maxamed Faarax Maxamuud loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda.

    5-Waxaa Daa’uud Maxamed Cumar loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga.

    6-Waxaa Fu’aad Abshir Axmed (Adeer) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

    7-Waxaa Siciid Jaamac Cali (Qoorsheel) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka.

    8-Waxaa Faarax Cawad Jaamac loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyaynta.

    9-Waxaa Shaakir Maxamed Guuleed loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekeddaha & Gaadiidka Badda.

    10-Waxaa Cabdullaahi Bile Nuur loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.

    11-Waxaa Maryan Axmed Cali loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska.

    12-Waxaa Maxamuud Caydiid Dirir loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska.

    13-Waxaa Axmed Shire Siciid loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga.

    14-Waxaa Cumar Cabdisamad Yuusuf (Dhuux) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.

    15-Waxaa Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed (Faroowe) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada.

    16-Waxaa Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda

    17-Waxaa Cabdiraxman Axmed Cabdulle loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

    18-Waxaa Liibaan Muuse Cismaan loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta & Biyaha.

    19-Waxaa Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka.

    20-Waxaa Maxamed Cabdiqaadir Saalax loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka

    21-Waxaa Hodan Siciid Xasan loo magacaabay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

    Xubnaha Wasiir Ku-xigeennada: –

    1-Waxaa Maryan Cismaan Axmed (Fangase) loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.

    2-Waxaa Maxamed Axmed Qaxiye loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR.

    3-Waxaa Cabdiraxmaan Khaliif Faarax loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda.

    4-Waxaa Eng. Cabdilaahi Ismaaciil Maxamed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Maamulka ee Wasaaradda Maaliyadda.

    5-Waxaa Axmed Maxamed Bulxan loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Dekhliga ee Wasaaradda Maaliyadda.

    6-Waxaa Eng. Maxamed Xasan Ibraahin loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga.

    7-Waxaa Maxamed Diiiriye Gama’diid loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

    8-Waxaa Dr. Cabdirashiid Xaaji Jaamac loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka.

    9-Waxaa Cabduqaadir Maxamed Gaylan loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyaynta.

    10-Waxaa Faarax Cali Cabdi loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dekeddaha & Gaadiidka Badda.

    11-Waxaa Cabdirashiid Sheikh Cali (Dhagasayn) loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.

    12-Waxaa Siciido Xuseen Cali loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska.

    13-Waxaa Yacquub Maxamed Caddala loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska.

    14-Waxaa Cabdikariin Maxamed Xasan loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga.

    15-Waxaa Dr. Axmed Cartan Maxamed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.

    16-Waxaa Ayuub Cali Axmed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbedelka Cimilada.

    17-Waxaa Maxamuud Maxamed Cali (gabax) loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda

    18-Waxaa Faarax Jaamac Boos loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

    19-Waxaa Siciid Salaad Maxamed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta, Macdanta & Biyaha.

    20-Waxaa Axmed Siciid Qaloombi loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka.

    21-Waxaa Faa’isa Cali Ismaaciil loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka

    22-Waxaa Siciid Saalax Seed loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

    Xubnaha Wasiiru Dowlayaasha: –

    1-Waxaa Cabddul Cali Warasme loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.

    2-Waxaa Kayse Cabdi Yuusuf loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga iyo DDR.

    3-Waxaa Yuusuf Maxamed Wacayns Dhedo loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda.

    4-Waxaa Maxamuud Sheikh Ciid Muuse loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda.

    5-Waxaa Faarax Maxamuud Aw- Cismaan loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga.

    6-Waxaa Cabdisalaan Cali Faarax (Biligsay) loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

    7-Waxaa Axmed Sheikh Faarax Maxamed loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka.

    8-Waxaa Maxamed Siciid Xasan loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Dekeddaha & Gaadiidka Badda.

    9-Waxaa Siciid Maxamed Warsame Awaare loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.

    10-Waxaa Cabdinaasir Axmed Aadan loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.

    11-Waxaa Siciid Maxamed Raage loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda

    12-Waxaa Cabdiraxmaan Cali Ismaaciil loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta, Macdanta & Biyaha.

    13-Waxaa Cabduqaadir Jaamac Cali Afrax loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka

    14-Waxaa Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada.

    Waxaa aad loo hadal hayay in muddo ah shakhsiyaadka kusoo bixi kara Liiska Golaha Wasiirrada ee Siciid Cabdullaahi Deni maadaama xubnaha mucaaradka ah qaarkood aad loogu sii saadaalinayay in ay xilal kala duwan ka heli doonaan xukuumadda cusub.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.