Beledweyne(Radiohalgan.com)- Madaxweynaha Hiiraan State Mudane Cabduqaadir Xuseen Coloow uu Waheliye Maamul qeybahiisa kala duwan sida Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan State ayaa Maanta lacag Faro badan ku warajiyay odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan.
Odayaasha dhaqanka Hiiraan ayaa ka Codsaday Lacaag diyo ah oo loo haystay hase ahaate Waxa ka bixiyay Madaxweyne Coloow.
Sida Xogta ku heshay Radio halgan odayaasha ayaa taageero Buuxdo u muujiyaay Maamulka Madaxweyne Coloow.
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala soco marwalba Isha wararka Radiohalgan.com