Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Madaxweyne Ciro oo Guddi heer Wasiir ah u Magacaabay..

    Madaxweyne Ciro oo Guddi heer Wasiir ah u Magacaabay..

    By radiohalgan.comFebruary 7, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    WAR-SAXAAFADEED

    Sida aad ka warqabtaan, waxa jirta in Masiibada Dabku ay innagu soo noq-noqoto baryahan dambe, dabkaasi oo inta badan ka dhaca Goobaha ganacsiga, masiibadaa dabkuna waxa ay khasaare ballaadhan u gaysataa hantida dadka shacabka ah, nafta aadamaha iyo sida oo kale dhaqaalaha dalka guud ahaan.

    Masiibada Dabku waxa kale oo uu ka dhacaa goobaha degsiimooyinka ah ee ay ku nool yihiin dadka danyarta ahi, isaga oo sababa in ay ku gubtaan guryo badan oo ay ku noolaayeen dad danyar ahi, sida oo kale-na ay ku nafwaayaan dad shacab ahi.

    Hadaba anniga oo maanka ku haya mas’uuliyadda Xukuumadda ka saaran daryeelka iyo gurmad u fidinta dadkii ganacsatada ahaa ee ku xoolo waayay dabkii ka dhacay Suuqa Idaacadda ee Magaalada Hargeysa, sida oo kale-na yaqiinsan masuuliyadda Xukuumadda ka saaran xal u helidda masiibada dabka ee baryahan dambe innagu soo noq-noqata, waxa aan idiin magacaabay inaad noqotaan Guddida heer Qaran ee Qiimeynta Khasaaraha iyo Taakulada dabkii Suuqa Idaacadda oo u xilsaaran hawlaha kala ah:

    1. Soo qiimaynta khasaaraha uu geystay dabkii ka kacay suuqa Idaacadda ee magaalada Hargeysa;
    2. Maamulidda iyo Isu-duwidda hawlaha gurmadka ah ee lagu taakulaynayo dadkii khasaaruhu ka soo gaadhay dabkaasi;
    3. Ka soo tala bixinta waxyaabaha keena iyo xal u helidda masiibada dabka, si looga hortago inay masiibadaasi mar dambe waxyeelo u gaysato nafaha iyo hantida dadka shacabka ah ee reer Somaliland;

    𝐐𝐚𝐚𝐛-𝐝𝐡𝐢𝐬𝐦𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐝𝐚 𝐇𝐞𝐞𝐫 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐡𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 & 𝐭𝐚𝐚𝐤𝐮𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐛𝐤𝐢𝐢 𝐒𝐮𝐮𝐪𝐚 𝐈𝐝𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚:

    1. Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyaynta Guddoomiye.
    2. Wasiirka W. D/Hoose & Horumarka Magaalooyinka Guddoomiye Kuxigeen
    3. Wasiirka Wasaaradda Ganaciga iyo Dalxiiska Xoghaye
    4. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Wacyi gelinta Xubin
    5. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Xubin
    6. Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta. Xubin
    7. Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Xubin
    8. Duqa Caasimadda Hargeysa Xubin
    9. Garyaqaan Guud ee Xukuumadda Xubin
    10. Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Xubin
    11. Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Xubin

    Hadaba waxa aan idin farayaa in aad hawshaasi u gudataan si mug iyo miisaan leh. Waxaa kale oo aan farayaa Hay’adaha kale ee Dawladda, Gaanacsatada iyo qeybaha kale ee bulshadu inay la shaqeeyaan Guddigan heer qaran, kana gacan siiyaan hawlaha ay idiinka baahdaan;

    𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐋𝐞𝐡
    ______________
    𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐱𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 (𝐂𝐢𝐫𝐫𝐨)
    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.