Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG DEG: Gudoomiye Muungaab oo ku wajahan furimaha Dagaalka .

    August 18, 2025

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta tagaya Dhuusamareeb iyo ujeedka Safarkiisa

    August 18, 2025

    Taliye ku Xigeenkii CID Beledweyne oo qof shacab ah ku dilay deegaanka bacaad ee Waqooyiga Beledweyne, 

    August 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG: Gudoomiye Muungaab oo ku wajahan furimaha Dagaalka .

      August 18, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta tagaya Dhuusamareeb iyo ujeedka Safarkiisa

      August 18, 2025

      Taliye ku Xigeenkii CID Beledweyne oo qof shacab ah ku dilay deegaanka bacaad ee Waqooyiga Beledweyne, 

      August 16, 2025

      Maxay ka wada hadleen odayaasha caawa lakulmay Gudoomye muuse salaad wehliye?

      August 15, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

      July 31, 2025

      Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

      July 31, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      DEG DEG: Gudoomiye Muungaab oo ku wajahan furimaha Dagaalka .

      August 18, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta tagaya Dhuusamareeb iyo ujeedka Safarkiisa

      August 18, 2025

      Taliye ku Xigeenkii CID Beledweyne oo qof shacab ah ku dilay deegaanka bacaad ee Waqooyiga Beledweyne, 

      August 16, 2025

      Maxay ka wada hadleen odayaasha caawa lakulmay Gudoomye muuse salaad wehliye?

      August 15, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Madaxweyne Biixi oo sheegay in Somaliland dooneyso aqoonsi Itoobiyana rabto Bad

    Madaxweyne Biixi oo sheegay in Somaliland dooneyso aqoonsi Itoobiyana rabto Bad

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJune 14, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha maamulka Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Somaliland u halgamayso xaqiijinta madax-bannaanida iyo aqoonsiga maamulkiisa, sida dal kasta oo ka mid ah qaarada Afrikaba uu sameeyay.

    Madaxweyne Muuse Biixi wuxuu sidaasi ku caddeeyay mar uu u warramayay Wargeyska caanka ah ee The Economist,  waxaanu madaxweynuhu bayaamiyay in aanay Somaliland ahayn gooni goosato, hase ahaatee ay tahay qaran madax-bannaan oo dib ula soo noqday madaxbannaanidiisa.

    Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi wuxuu sheegay in Somaliland u baahan yahay aqoonsi, Itoobiyana ay u doonayso bad. Waxaanu tilmaamay in ay Somaliland dalka Itoobiya ka kiraynayso 20km oo ay ka dhigato saldhig millatari oo badda ah, iyadoo Itoobiyana noqon doonta dalka u horreeya ee aqoonsada “Madax-bannaanida Somaliland”

    Madaxweyne Muuse Biixi wuxuu xusay in Somaliland diyaar u tahay heshiiska ay la gashay Itoobiya.

    Wargeyska The Economist wuxuu warbixin uu ka qoray Somaliland ku tilmaamay dal gaarkiisa u taagnaa tan 1991kii oo dib ugala soo noqday madaxbannaanidiisa Soomaaliya. Waxa kaloo uu ka xaal-warramay inay Somaliland tahay waddan leh ciidan, dawlad, maxkamado iyo laamihii dawladnimada oo dhan, isla markaana ay 1dii Bishii January ee sannadkan ay heshiis la gashay dalka Itoobiya.

    Warsiduhu wuxuu tafaasiil ka bixiyay asbaabihii dhaliyay inay Somaliland dib ula soo noqoto madax-bannaanideeda, waxaanu tilmaamay in shacbiga Somaliland ay doonayeen inay dib u saxaan hungadii kaga dhacday midowgii ay la galeen Soomaalidii uu Talyaanigu gumaysan jiray, taasi oo dhalisay tabashooyin badan oo aakhirkii horseeday kacdoon hubaysan oo lagaga soo horjeeday taliskii Siyaad Barre oo isna xasuuqay tobannaan kun oo qof oo rayid ah.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG: Gudoomiye Muungaab oo ku wajahan furimaha Dagaalka .

    August 18, 2025

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta tagaya Dhuusamareeb iyo ujeedka Safarkiisa

    August 18, 2025

    Taliye ku Xigeenkii CID Beledweyne oo qof shacab ah ku dilay deegaanka bacaad ee Waqooyiga Beledweyne, 

    August 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG DEG: Gudoomiye Muungaab oo ku wajahan furimaha Dagaalka .

    August 18, 2025

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta tagaya Dhuusamareeb iyo ujeedka Safarkiisa

    August 18, 2025

    Taliye ku Xigeenkii CID Beledweyne oo qof shacab ah ku dilay deegaanka bacaad ee Waqooyiga Beledweyne, 

    August 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.