Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Madaxweyne Al Sisi & dhigiisa Afewerki oo ku baaqay ilaalinta Midnimada Somalia (Sawirro)

    Madaxweyne Al Sisi & dhigiisa Afewerki oo ku baaqay ilaalinta Midnimada Somalia (Sawirro)

    By radiohalgan.comFebruary 25, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Eritrea Isaiah Afewerki ayaa maant safar ku tagay magaalada Qaahira ee dalka Masar, waxaana si diiran u soo dhoweeyey dhigiisa dalka Masar Abdel Fattah Al-Sisi

    Booqashadaan ka horay muddo bil ah ayaa safar uu wasiirka arimaha dibadda ee Masar ku tagay Eritrea waxaa uu u sheegay in madaxtooyada Masar ay casuumaad rasmi ah u fidisay Afewerki.

    Waxaa la filayaa in uu halkaas ku qaato saddex maalmood oo booqasho rasmi ah.

    Tan iyo markii Itoobiya la saxiixatay heshiis Somaliland ayaa waxaa xiisadi ka dhalatay gobolka. Masar ayaa horay u sheegtay in milatari ahaan ay dhinac istaagi doonto Soomaaliya oo ka carootay heshiiskaas. Sidoo kale Eritrea oo siyaasad ahaan aysan isku fiicneyn Itoobiya ayaa ka hor timid heshiiska.

    “Madaxweyne Isaias Afwerki iyo wafdigiisa ayaa waxaa maanta si diirran ugu soo dhoweeyay Madaxtooyada Al-Itixaadiya ee magaalada Qaahira Madaxweyne Abdel Fattah el-Sisi. Labada wafdi ayaa sidoo kale yeeshay kulan hordhac ah oo ku saabsan labada dal iyo sidoo kale arrimaha gobolka & kuwa caalamiga ah ee labada dal” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Eritreya Yemane Gabrameskel.

    Afhayeenka Madaxtooyada Masar Axmed Fahmi ayaa sheegay in waxyaabihii ay ka wadahadleen labada Madaxweyne ay ka mid ahaayeen sii wadida horumarinta xiriirka labada dal. in la gaaro isbedel ku yimid heerka iskaashiga ka dhexeeya dhinacyada kala duwan ee dhaqaalaha, ganacsiga iyo ammaanka, iyadoo wada xaajoodku diiradda lagu saaray dardargelinta ganacsiga labada dal Kor u qaadida maal-gashiga iyada oo la taageerayo joogitaanka shirkadaha Masaarida ee suuqa Eritrea.

    Afhayeenku waxa uu intaa ku daray in sidoo kale lagaga wada hadlay xaaladda gobolka oo ay hormuud ka tahay isbedellada ka socda badda cas, iyadoo labada madaxweyne ay ka wadahadleen horumarka baaxadda leh ee nabad-gelyo ee gobolka, isla markaana ay ku dheeraadeen muhiimadda ay leedahay in aan looga sii darin oo xaaladda la xakameeyo, isla markaana loo baahan yahay in la xakameeyo..

    “Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale ka wada hadlay isbedelada ka socda Geeska Afrika, iyadoo la isla gartay in la ixtiraamo Qaranimada Soomaaliya, laguna taageeray in la diido wax kasta oo wax u dhimaya Qaranimadan, xaaladda Suudaan ayaa la taabtay iyo muhiimadda ay leedahay. sii wadida shaqada wadajirka ah ee udhaxeysa Masar iyo Ereteriya ayaa lagu nuux-nuux saday, iyadoo lagu jiro qaab dhismeedka koorsada Wadamada Dariska ah, si xal dhab ah looga gaaro xasaradaha, taasoo horseedaysa xabad joojin, soo afjarida dhibaatada bini’aadantinimo ee dadka walaalaha ah ee Suudaan, iyo la kulanka hamiga iyo rajada laga qabo in la gaaro amni, xasilooni iyo horumar” ayuu yiri afhayeenka madaxtooyada Masaarida.

    HOOS KA DAAWO SAWIRADA

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

    March 24, 2026

    Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

    March 24, 2026

    Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

    March 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.