Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG DEG: Dagaal Toos ah oo ka Socda Doolow – Ciidanka Itoobiyaanka oo Madaafiic ku Garaacaya

    July 27, 2025

    13 Sano kadib AS oo qabsaday Degmada Maxaas.

    July 27, 2025

    DEG DEG: Kooxda AS ayaa si rasmi ah ula wareegtay kadib

    July 27, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG: Dagaal Toos ah oo ka Socda Doolow – Ciidanka Itoobiyaanka oo Madaafiic ku Garaacaya

      July 27, 2025

      13 Sano kadib AS oo qabsaday Degmada Maxaas.

      July 27, 2025

      DEG DEG: Kooxda AS ayaa si rasmi ah ula wareegtay kadib

      July 27, 2025

      Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

      July 27, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      DEG DEG: Dagaal Toos ah oo ka Socda Doolow – Ciidanka Itoobiyaanka oo Madaafiic ku Garaacaya

      July 27, 2025

      13 Sano kadib AS oo qabsaday Degmada Maxaas.

      July 27, 2025

      DEG DEG: Kooxda AS ayaa si rasmi ah ula wareegtay kadib

      July 27, 2025

      Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

      July 27, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Madaxweynahii hore Shariif Sheekh Ahmed  ayaa yiri  Waxaan u hambalyeynayaa Ugaaska Beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, oo maanta lagu caano

    Madaxweynahii hore Shariif Sheekh Ahmed  ayaa yiri  Waxaan u hambalyeynayaa Ugaaska Beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, oo maanta lagu caano

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 13, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waxaan u hambalyeynayaa Ugaaska Beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, oo maanta lagu caano-shubay munaasabad ka dhacday deegaanka Daaro Ugaas ee Gobolka Hiiraan.

    Waxaan bogaadinayaa dhammaan waxgaradka, cuqaasha, ganacsatada, culimada, dhallinyarada iyo haweenka beesha Xawaadle kaalinta mugga leh ee naf iyo maalba loo huray ee ay ku bixiyeen dagaalka ka dhanka ah argagixisada. Waxaana u rajeynayaa in guulo hor leh ay kasoo hoyaan halganka dalka, dadka iyo diinta lagu difaacayo.

    Waxaan ugu duceynayaa Ugaas Yuusuf in Allaah ugu kaalmeeyo hoggaaminta beesha, kuna guuleeyo ilaalinta midnimada iyo wadajirka Beesha Xawaadle iyo daris wanaagga ku dhisan nabadda ee guud ahaan gobolka Hiiraan.

    Waxaan sidoo kale u rajeynayaa In duubista maanta la duubay ay u horseeddo nabadeynta iyo wada deganaanshaha guud ahaan beelaha ku wada dhaqan gobolka, iyo in Ugaaska kaalin ka qaato horumarka Dalka iyo dib-u-heshiisiinta bulshada Soomaaliyeed.

    https://t.me/sharifshahmed

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dabley hubeysan oo laba ruux ku dilay magaalada matabaan duleedka

    May 6, 2025

    Wararkii u dambeeyay dagaal ka dhacay Aboorey iyo dhaqdhaaqyo ka socda deegaankaas

    April 23, 2025

    Dhageyso:-Dhagaweyne oo ku sugan furimaha dagaalka ayaa beeniyay warar shaqsiyaad u adeega Argagixisada baraha bulshada ku baahiyeen

    February 26, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG DEG: Dagaal Toos ah oo ka Socda Doolow – Ciidanka Itoobiyaanka oo Madaafiic ku Garaacaya

    July 27, 2025

    13 Sano kadib AS oo qabsaday Degmada Maxaas.

    July 27, 2025

    DEG DEG: Kooxda AS ayaa si rasmi ah ula wareegtay kadib

    July 27, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.