Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii uu ula kulmi laha Donald Trump.

      September 27, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Madaxweynahii hore ee dalka oo si adag uga hadlay xarig maanta Muqdisho loogu geystay ilaa 8 Wariye

    Madaxweynahii hore ee dalka oo si adag uga hadlay xarig maanta Muqdisho loogu geystay ilaa 8 Wariye

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 25, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynahii hore ee dalka oo si adag uga hadlay xarig maanta Muqdisho loogu geystay ilaa 8 Wariye

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga hadlay xaaladda amni iyo cadaadiska saxaafadda ee la xariira caburinta xorriyadda hadalka ee ka jirta Muqdisho.

    Shariif Sheekh Axmed ayaa cambaareeyay xarig maanta Muqdisho ugu geysatay dowladda Fedaraalka ilaa sideed Wariye, isagoo talaabadaasi ku tilmaamay ficilo lid ku ah dimuqraadiyadda iyo dowladnimada Soomaaliya.

    “Xorriyadda hadalka iyo madaxbannaanida saxaafadda waa tiir muhiim ah oo dowlad kasta ay ku dhisan tahay. Marna la aqbali maayo in saxafiyiin la caburiyo ama la handado sababo siyaasadeed dartood,” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.

    Madaxweynihii hore ayaa sidoo kale xusqy in madaxda dowladdu ay sheegayaan in dalka ka qabanayaan doorasho qof iyo cod ah hadana ay geysanayaan tacadiyo toos ah, wuxuuna ugu baaqay madaxda dowladda iney ilaaliyaan xuquuqda Saxafiyiinta ayna joojiyaan fara gelinta warbaahinta madaxa banaan ku hayaan.

    “Waxaan cambaaraynayaa tacadiyada iyo caburinta ka dhanka ah suxufiyiinta iyo warbaahinta xorta ah waxaana nasiib darro ah in nidaamka maanta jira oo sheeganaya inuu rabo doorasho qof iyo cod ah uusan aqbali karin in weriyeyaashu ay soo gudbiyaan dareenka iyo aragtida shacabka. Falalkaasi waa kuwa ka soo horjeeda dowladnimada iyo dastuurka” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.

    Shirkaan jaraa’id ee Shariif Sheekh Axmed ayaa kusoo aadaya, iyadoo warbaahinta madaxa banaan ay wajahayaan cadaadis isa soo taraya oo lagu hayo qaar ka mid ah wariyeyaasha si gaar ah uga warama arrimaha siyaasadda iyo amniga ee dalka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.