Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro), ayaa qorsheynaya inuu safar ku tag Addis Ababa

    Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro), ayaa qorsheynaya inuu safar ku tag Addis Ababa

    By radiohalgan.comJune 13, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa qorsheynaya inuu safar ku tago magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, taasoo noqon doonta Dalkii saddexaad ee uu booqdo tan iyo markii uu xafiiska la wareegay bishii November 2024.

     

    Safarradii uu dhawaan ku tagay Jabuuti iyo Kenya, Cirro wuxuu kulammo la yeeshay madaxda labadaas dal, gaar ahaan Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha Kenya William Ruto. Inkastoo ay jiraan xagal-daacyo siyaasadeed oo Kenya ka dhacay, haddana safarradaasi waxay ahaayeen kuwa wax-ku-ool ah, oo looga gol lahaa in la dhiso xiriirro diblumaasiyadeed oo cusub, oo dhexmara Soomaaliland iyo Dalalka Jabuuti iyo Kenya.

     

    xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya ayaa yeelan doono miisaan aad u culus oo dhinacyo badan leh gaar ahaan— siyaasadeed, amni iyo ganacsi.

     

    Hargeysa iyo Addis Ababa — waxay si cad u muujinayaan rabitaankooda ah in la cusbooneysiiyo iskaashigii hore. Itoobiya weli waxay u aragtaa Somaliland inay tahay lammaane istiraatiiji ah oo muhiim ah, iyadoo dowladda federaalka Soomaaliya ay wali diidan tahay iskaashi dhexmara Labada dhinac.

     

    Dowladda Itoobiya ayaa sidoo kale dhawaan ku baraarugta xidhiidhka cusub ee ka dhaxeeya Somaliland iyo Mareykanka, xilli la qorsheynaya in Taliyaha Guud ee AFRICOM, Gen. Michael Langley, uu booqdo Hargeysa.

     

    Wafdi Sare oo ka socda Somaliland ayaa sidoo kale la filayaa in ay booqdaan Mareykanka bartamaha sanadkaan.

     

    Safarka Madaxweyne Cirro ee Itoobiya ayaa noqon kara fursad dib loogu cusbooneysiiyo xiriir diblumaasiyadeed oo istiraatiiji ah, loogana gudbo madmadowgii hore. Somaliland waxay isu muujinaysaa inay diyaar u tahay inay la falgasho beesha caalamka — xilli ay Soomaaliya inteeda kale ay wajahdo caqabado amni iyo mid siyaasadeed oo faraha ka baxay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.