Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG DEG Dowladda Turkiga ayaa sii daysay barnaamij gaara oo lagu caawinayo

    May 10, 2025

    DEG DEG Koox hubeysan ayaa caawa Afgooye waxaa ay ku dileen Maxamed Shariif

    May 10, 2025

    DEG DEG: Pakistan iyo Hindiya oo gaaray heshiis xabad joojin ah.

    May 10, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Koox hubeysan ayaa caawa Afgooye waxaa ay ku dileen Maxamed Shariif

      May 10, 2025

      DEG DEG: Pakistan iyo Hindiya oo gaaray heshiis xabad joojin ah.

      May 10, 2025

      Taliska qeybta Booliska gobolka Mudug eePuntland ayaa ku guulaystey in ay Gacanta ku dhigaan Xukume Cabdiqani

      May 10, 2025

      Akhriso:-Maamulka Gobolka Banaadir oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay roobkii ka da’ay Muqdisho

      May 10, 2025

      DEG DEG Dowladda Turkiga ayaa sii daysay barnaamij gaara oo lagu caawinayo

      May 10, 2025

      Akhriso:- Madaxweyne Donald Trump ayaa u muuqda inuu ka welwelsan yahay in Israel ay carqaladeyn karto safarkiisa Bariga Dhexe, taasoo abuurtay xiisado cusub.

      May 10, 2025

      Akhriso:- Hindiya iyo Pakistan oo gaarey heshiis xabad joojin ah

      May 10, 2025

      Xiisadda u dhaxaysa Pakistan iyo Hindiya ayaa si xowli ah u korortay kadib

      May 10, 2025

      DEG DEG Madaweyne Traoré oo qaaday talaabo kale oo cajiib ah

      May 6, 2025

      DEG DEG Itoobiya ayaa kamid noqotey Wadamada ugu kobaca dhaqaalaha

      May 5, 2025

      Muwadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koofur Afrika

      April 25, 2025

      Guddoomiye Aadan Madoobe “Jamhuuriyadda Jabuuti waxa ay noqotay walaal karti badan oo nagu garab istaagtay Dowlad dhiska burburkii kadib”.

      November 2, 2024

      DEG DEG Dowladda Turkiga ayaa sii daysay barnaamij gaara oo lagu caawinayo

      May 10, 2025

      DEG DEG Koox hubeysan ayaa caawa Afgooye waxaa ay ku dileen Maxamed Shariif

      May 10, 2025

      DEG DEG: Pakistan iyo Hindiya oo gaaray heshiis xabad joojin ah.

      May 10, 2025

      Taliska qeybta Booliska gobolka Mudug eePuntland ayaa ku guulaystey in ay Gacanta ku dhigaan Xukume Cabdiqani

      May 10, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Madaxweynaha malaayiinta doolar ka sameeyay tahriibayaashii sharci darrada ku galay Maraykanka

    Madaxweynaha malaayiinta doolar ka sameeyay tahriibayaashii sharci darrada ku galay Maraykanka

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJuly 9, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    In ka badan 5 milyan oo tahriibayaal ah ayaa si sharci darro ah gudaha ugu alay dalka Maraykanka labadii sano ee la soo dhaafay, iyaga oo ka talaabayay xuduuda koonfureed ee dalka.

    Lakiin dadka ka imaanaya meelaha fogfog sida qaaradda Afrika iyo tan Aasiyaba, waxay heleen meel ay u maraan Maraykanka, waana Nicaragua taas oo noqotay marin ay ku gaaraan Wuqooyiga Maraykanka.

    Tahriibayaasha ayaa waxay maaro u heleen in ay ka badbadaan sii marista aagga Darien Gap, kaymaha qatarta badan ee u dhaxeeya Colombia iyo Panama iyo wadamada Honduras, Guatemala iyo Maxico – kuwaas oo ku gudbanaa riyadooda ahayd in ay mar uun cag dhigaan ciidda Maraykanka.

    Hadaba dadka ayaa waxay jaanis u heleen in ay diyaarad ku tagaan dalka Nicaragua, maadaama dawladda uu hugaamiyo madaxweyne Daniel Ortega ay dadka ka imaanaya wadamo badan ka dhaaftay shuruudii dal ku galka Nicaragua, si ay ugu sii gudbaan Maraykanka.

    Ortega

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    • Xogta iyo warbixinnada ku gadaaman booqashada madaxda sare ee SSC-Khaatumo ku joogaan Jabuuti6 Saacadood ka hor
    • Xildhibaannada UK ee taageersan Somaliland ee dib loo soo doortay iyo kuwa aan dib loo soo dooran5 Saacadood ka hor
    • Wadahadallada Xamaas iyo Israa’iil oo la shaaciyey xilliga ay bilaabanayaan9 Luulyo 2024

    Madaxweyne Ortege oo isaga iyo xaaskiisa iyo haweeneey madaxweyne ku xigeen u ah oo lagu magacaabo, Rosario Murillo ay si jujuub ah ku maamulaan dalka Nicaragua ayaa hawshaan laba wajiba ugu faa’iida: waxa uu cadaadis siyaasadeed ku saara Washington, waxaa kale oo taas ka sii daran wuxuu ka faa’iidaa lacago xoog leh.

    Bishii June afarteedii ee sanadkaan 2024, waxaa la sheegay in diyaarad nuuca Boeing 777-200 ah ay ka soo kicitintay Kazakhstan, ay sii martay Liibiya kadib ay ka dagtay garoonka diyaaradaha C. Sandino, eek u yaalla Managua.

    Diyaaradaas ayaa waxaa la sheegay in ay u shaqayneysay shirkad yar oo diyaaradeed oo Liibaya laga leeyahay laguna magacaabo Ghadames Air.

    Duulimaadkaas waxaa la sheegay in meel uu ka baxay la waayay, maadaama uusan ka soo muuqan diiwaanka duulimaadyada gudaha iyo kuwa dibada ee dalka, sidoo kalana la tixraaciwaayay.

    Duulimaadyadii Ghadames Air ee tagay Nicaragua lama ogaan lahayn hadii aysan jiri lahayn walwalka ka dhashay in ay ahaayeen dhacdooyin qariib ku ah nidaamka duulimaadka.

    Waxaa kale oo jiray diyaarado qaas ah oo tiradooda lagu sheegay ilaa 1,200 oo ka dagay dalka Nicaragua kuwaas oo caasimadda dalkaas ka qaaday rakaab loo waday meel u dhaw xadka wuqooyiga Maraykanka.

    Waxaa kale oo jiray duulimaadyo kale oo ka yimid dhinaca Dubai.

    Agaasimaha barnaamijka tahriibayaasha ee machadka Inter-American Dialogue ee Maraykanka, Manuel Orozco, ayaa qaba in ilaa 300,000 oo qof ay dhanka Nicaragua ka soo galeen dalka Maraykanka, kuwaas oo si sharci darro ah ku socday.

    Tagsi

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Dhaqaalaha uu ka helo Ortega

    Marka laga soot ago in dalkani marin ku gudbaan tahribayaasha u noqday, hadana dawladda Nicaragua sida ay sheegeen dad ka faallooda waxay dirsatay shabakad faa’iido doon ah oo ka shaqaysa hawshaan.

    “Dadka ganacsigaan dulaaliinta ka ah waxa sameeyeen dalab isku xiran, kaas oo ay qayb ka tahay dawladda Nicaragua,” sidaas waxaa BBC da us heegay Manuel Orozco.

    Sida laga soo xigtay khuburada,dawladda Ortega, “waxay fududeysaa nidaamka duulimaadyada, fiisayaasha, mararka qaar joogista iyo ka gudbista Managua, laga soo bilaabo garoonka diyaaradaha ilaa xadka Honduras.”

    Tani waxay ka dhigan tahay in ay faa’iido dhaqaale ka helaan ilaa saddex il: tagaasida dadka ka soo qaada garoonka, lacago ay uga qaadaan fiisooyinka, lacago kale oo ah deegaanka iyo usii u gudbinta meelaha kale.

    Waxa kale oo uu sheegay “In kuwa kuwa sii mara Nicaragua ee dhanka dhulka ka soo gala xadkooda laga qaado lacag dhan $150 doolarka Maraykanka ah si ay dalka uga gudbaan fiiso la’aan”.

    Sida ay baahiyaan warbaahinta dalka Nicaragua, dawladdu waxay intii u dhaxeysay Janaayo ilaa Oktoobar ee sanadkii 2023 dii aruurisay ku dhawaad $65.9 milyan oo doolarka Maraykanka ah oo ay ka keentay dadka tahriibayaasha ah, saddexdii bilood ee sanadkaan ugu horeeyayna $8.4 milyan oo doolar ayay aruuriyeen.

    Balse waxaa la aaminsan yahay in faa’iidada ay dawladdu hesho intaas ka badan tahay.

    Dhanka kale madaxweyne Ortega ayaa waxa la aaminsan yahay in uu doonayo in cadaadis uu arrintaan ku saaro Washington si ay mar kale ula furto wadahadlo.

    BBC SOMALI

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dowladda Turkiga ayaa sii daysay barnaamij gaara oo lagu caawinayo

    May 10, 2025

    DEG DEG Koox hubeysan ayaa caawa Afgooye waxaa ay ku dileen Maxamed Shariif

    May 10, 2025

    DEG DEG: Pakistan iyo Hindiya oo gaaray heshiis xabad joojin ah.

    May 10, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG DEG Dowladda Turkiga ayaa sii daysay barnaamij gaara oo lagu caawinayo

    May 10, 2025

    DEG DEG Koox hubeysan ayaa caawa Afgooye waxaa ay ku dileen Maxamed Shariif

    May 10, 2025

    DEG DEG: Pakistan iyo Hindiya oo gaaray heshiis xabad joojin ah.

    May 10, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.