Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

    Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJune 30, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo ku asteysan maalinta xornimada Gobollada Koonfureed iyo midowgii Waqooyi iyo Koonfur ee Soomaaliya.

     

    Madaxweynuhu wuxuu sheegay in maalintani tahay xusuus qaran oo mudan in la xuso, isagoo yiri:

     

    “Waxaan guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabadda 1-da Luulyo, oo ku asteysan 65 sano guuradii kasoo wareegtay xornimada Gobollada Koonfureed ee dalkeenna, markii ay ka xoroobeen gumeystihii Talyaaniga. Munaasabaddan qiimaha leh, waxay astaan u tahay halgankii naf-hurnimada lahaa ee ay sameeyeen halyeeyadii Soomaaliyeed ee dhiiggooda iyo maskaxdooda u huray xoriyadda dalkeenna.

    Waa maalin aynu dib isu xusuusineyno qiimaha midnimada, wadajirka iyo mas’uuliyadda naga saaran sidii aan ugu midoobi lahayn himilooyinka waa weyn ee dalkeenna.”

     

    Dabaal dagyadii waa waynaa Ee Maalmihii la Soo dhaafay Sida wayn looga dareemaayay diyaar garowgooda Guud ahaan Deegaanada Jubaland si Gaar ah XMG ah Ee Dawladda Jubaland kismaayo ayaa loo Hakiyay Tacsida Geeridii ku timid Madaxwayne Ku-xigeenkii labaad Ee Dawladda Jubaland Marxuum Cabdiqadir Xaaji Maxamud.

     

    Ayadoo la ixtiraamayo Dadaalkii naf hurnimada lahaa Ee Madaxwayne Ku-xigeenkii labaad Ee Dawladda Jubaland Marxuum Cabdiqadir Xaaji Maxamud uu Soo galiyay Dawlad dhiska Guud ahaan Soomaaliya Gaar ahaan Doorkiisii lamahadiyay Ee uu kulahaa Dawladnimada Jubaland ayeey Madaxda Iyo Shacabka Jubaland garteen Maalin uun kadib geeridiisa inaan xaflado waawayn la qaban Karin.

     

    Xarunta Madaxtooyada Jubaland ayaa Lagu qabtay Manaasabad kooban oo lagu Maamuusayay Maalinta Gaar ka ah Ee 1-da luuliyo Ee ku Astaysan Xornimada Gobolada Koofureed iyo Midowga Waqooyi iyo koonfur.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.