Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen waxa uu Hirshabelle gaarsiiyay horumar dhinacyo badan.
Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen iyo Wasiirka Maaliyadda Hirshabelle Cabdiraxiin Ciise Cadoow Team-ka Wasaaradda Maaliyadda waxa aay mudanyihiin in lagu amaanno sida Hirshabelle u gaarsiiyeen Kobac dhaqaale oo muuqda,taasi oo ku timid qorshaha Madaxweynaha iyo wasaaradda oo fulisay.
Golaha Wasiiradda dowladda Hirshabelle ayaa maanta meel-mariyay miisaaniyadda Dowladda Hirshabelle ee Sanadka soo socda 2025, Taas oo filashadeeda tahay 33,557,830.37 oo Dollar. Isuguna jjrta Dakhliga Gudaha Laga soo xeraynaayo iyo deeqaha La filaayo Haddii Alle idmo.
Waxaana jira kor u kac gaaray 60% marka loo eego sanadkaan dhamaanaya ee 2024 oo gaaraysay 20,013,662.Doollar.
Waxaa marag ma doonta ah in Hirshabelle ka horreysay Madaxweyne Cali Guudlaawe aaysan jirin dadka ree Hirshabelle ayaa garwaaqsan in Madaxweynaha Maanta iyo Berri uu yahay
Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen.