Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Nin xaaskiisa ku jir dilay Muqdisho oo lasoo qabtay.

    July 24, 2025

    Daawo:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay arrimo la xiriira amniga.

    July 24, 2025

    Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay rasaas lagu furay askar ka tirsan Puntland

    July 24, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Nin xaaskiisa ku jir dilay Muqdisho oo lasoo qabtay.

      July 24, 2025

      Daawo:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay arrimo la xiriira amniga.

      July 24, 2025

      Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay rasaas lagu furay askar ka tirsan Puntland

      July 24, 2025

      Maxaa looga hadlay shirka Golaha wasiirada ee Maamulka Koofur Galbeed?.

      July 24, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Dowladaha Turkiga iyo UK oo kala saxiixanaya heshiis xasaasi ah

      July 22, 2025

      War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

      July 4, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Nin xaaskiisa ku jir dilay Muqdisho oo lasoo qabtay.

      July 24, 2025

      Daawo:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay arrimo la xiriira amniga.

      July 24, 2025

      Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay rasaas lagu furay askar ka tirsan Puntland

      July 24, 2025

      Maxaa looga hadlay shirka Golaha wasiirada ee Maamulka Koofur Galbeed?.

      July 24, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO KULAN-SANNADEED KAGA QEYB GALAY DEEGAANKA CEELLOOW

    MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO KULAN-SANNADEED KAGA QEYB GALAY DEEGAANKA CEELLOOW

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJune 18, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Warsheekh, 18-June-2024: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta deegaanka Ceelloow ee Degmada Warsheekh kaga qeyb galay kulan-sannadeed uu halkaasi ku qabtay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole) ayna ka qeybgaleen Xildhibaano heer federaal, Xubno Isugu jiray Labada Gole ee Dowladda Hirshabeelle, Siyaasiyiin, Duubabka Dhaqanka, Qeybaha bulshada iyo Masuuliyiin kale.

    Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo si diiran loogu soo dhoweeyay Deegaanka Ceeloow ayaa mid mid u gacan qaaday Masuuliyiinta iyo dhaqanka kasoo qeybgalay kulan sanadeedkaan oo sanad walba bishaan oo kale ka qabsooma deegaankaan iyadoo ay ku duceystaan bulshada deegaanka iyo siyaasiyiintooda.

    “Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan sannadkan joogo kulan-sannadeedka deegaanka Ceelloow oo Soomaali oo dhan ay joogto, ducada halkan lagu duceysto waxaan rajeynayaa inuu Alle ku badbaadiyo kuna xifdiyo dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed.”

    Ugu dambeyn Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa ugu baaqay bulshada Hirshabeelle inay dhowraan midnimada iyo wadajirka bulshada sidoo kalana ay ka shaqeeyaan horumarka deegaanada.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Nin xaaskiisa ku jir dilay Muqdisho oo lasoo qabtay.

    July 24, 2025

    Daawo:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay arrimo la xiriira amniga.

    July 24, 2025

    Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay rasaas lagu furay askar ka tirsan Puntland

    July 24, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Nin xaaskiisa ku jir dilay Muqdisho oo lasoo qabtay.

    July 24, 2025

    Daawo:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay arrimo la xiriira amniga.

    July 24, 2025

    Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay rasaas lagu furay askar ka tirsan Puntland

    July 24, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.