Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xilalkan u magacaabay:-
1. Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim waxaa si KMG ah loogu magacaabay Wasaarrada Batroolka iyo Macdanta.
2. Xuseen Jeelle Raagge waxaa si KMG ah loogu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarrada Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa.