Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Madaxda sare ee Dowladda Federaalka oo booqday qaar kamid ah Dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hotel SYL

    Madaxda sare ee Dowladda Federaalka oo booqday qaar kamid ah Dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hotel SYL

    By radiohalgan.comMarch 16, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxda sare Dowladda Federaalka Soomaaliya oo booqday qaar kamid ah Dadkii ku dhaawacmay weerarkii tooska ahaa iyo qaraxyadii isla socday ee β€˜AS’ ku qaadday Hotel SYL Magaalada Muqdisho ayaa caafimaad u rajeeyay.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre iyo ku simaha Guddoomiyaha Aqalka Sare Cali Shacbaan ayaa u tagay dadka ku dhaawacmay weerarkaas ka dhacay Hotel SYL.

    May be an image of 5 people, dais and hospital

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bukaannadaan u rajeeyay caafimaad degdeg ah in uu alle siiyo waxaana uu warbixin ka dhagaystay Dhaqaatiirta iyo maamulka Isbitaalka Erdogan (Digfeer) ee lagu dawaynayo.

    May be an image of 4 people, dais, hospital and text

    Dhankiisa, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa caafimaad dhammaystiran u rajeeyay mas’uuliyiinta dhaawaca ah.

    May be an image of 6 people

    Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ay dhinac socdaan Wasiirro katirsan Xukuumaddiisa ayaa ka mid noqday madaxda sare Dowladda ee booqday dadka dhaawacmay oo uu kamid yahay Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale.

    May be an image of 7 people and dais

    Ku simaha ahna Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cali Shacbaan Ibraahim oo u tagay bukaannadaan waxa uu u rajeeyay soo kabasho degdeg ah.

    May be an image of 3 people and hospital

    Afhayeenka Booliiska Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarka Hotel SYL ee Magaalada Muqdisho ayaa dhimashada ku sheegay 3 Askari halka ay dhaawacmeen 27 ruux oo 18 kamid ah Shacab.

    Radiohalgan.com

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.