Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

    July 31, 2025

    Sheekh Aadan Madoobe oo olole cusub ka bilaabay magaalada Xudur

    July 31, 2025

    Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

    July 31, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Sheekh Aadan Madoobe oo olole cusub ka bilaabay magaalada Xudur

      July 31, 2025

      C/wali Gaas oo Deni ugu baaqay inuusan shareysan Maamulka W/Bari

      July 31, 2025

      DEG DEG DHACDO NAXDIN LEH: Dhalinyaro is feerayay oo mid la dilay, midna la dhaawacay – Baladweyne

      July 31, 2025

      DEGDEG: Dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiiskan

      July 30, 2025

      Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

      July 31, 2025

      Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

      July 31, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

      July 31, 2025

      Sheekh Aadan Madoobe oo olole cusub ka bilaabay magaalada Xudur

      July 31, 2025

      Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

      July 31, 2025

      C/wali Gaas oo Deni ugu baaqay inuusan shareysan Maamulka W/Bari

      July 31, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Mac Allister, Araujo, Fernandes, Tuchel, Ten Hag & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

    Mac Allister, Araujo, Fernandes, Tuchel, Ten Hag & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 24, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Kooxaha ayaa haatan bilaabi kara in ay sameeyaan saxiixyada ay doonayaan in ay ku xoojiyaan kooxooda.

    Suuqa ayaa si Rasmi ah u furmay iyada oo kooxaha kala duwan u furantahay in ay dhamaystiraan saxiixyada.

    hadaba kooxda.com waxa ay idiin balan-qaadaysaa in ay si joogto ah idiinku soo gudbiso wararkii ugu dambeeyay ee suuqa.

    Kooxda Newcastle ayaa u sheegtay Arsenal in ay bixiso lacag dhan 200 milyan oo euro hadii ay doonayso saxiixa xiddiga  Alexander Isak (Mirror).

    Erik Ten Hag ayaa la filayaa in uu isaga tago kooxda Man United kadib final-ka FA Cup-ka (Telegraph).

    Thomas Tuchel ayaa ugu cad-cad in uu noqdo tababaraha kooxda Man United si uu u badalo Erik Ten Hag (Guardia).

    Tababaraha Ipswich Town ee kieran McKenna ayaa u furan in uu noqdo tababaraha cusub ee Man United (Manchester Evening News).

    Brighton ayaa ku kalsoon in ay Chelsea ku garaaci doonto saxiixa tababaraha McKenna (Times).

    Kooxda Bayern Munich ayaa doonaysa saxiixa xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee John Stones (Football Insider).

    Bayern Munich ayaa sidoo kale doonaysa saxiixa xiddiga kooxda Man City Jack Grealish (Sun).

    Kooxda Liverpool ayaa dareenkooda u jeedisay saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara Leeds United ee Crysencio Summerville (90min).

    Man United ayaa hogaaminaysa tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga kooxda Crystal Palace ee Michael Olise (Football Transfers).

    Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Bruno Fernandes ayaa doonaya in uu isaga tago kooxda Man United (90min).

    Manchester United ayaa diyaar u ah inay lacag badan ku qarashgareyso daafaca dhexe ee Barcelona Ronald Araujo, kaasoo sidoo kale ay doonayaan labada kooxood ee Chelsea iyo Bayern Munich (SPORT).

    Man United ayaa sidoo kale doonaysa saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara Real Madrid ee Joselu (Defensa Central).

    Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Liverpool ee Alexis Mac Allister ayaa iska diiday Real Madrid isaga oo sheegay in uu ku faraxsa yahay Liverpool (Football Insider).

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Thierry Henry Oo Sheegay Sababta Uu Bellingham Uga Niyad Jabsanyahay Mbappe.

    November 6, 2024

    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Hirshabeelle Mudane Yusuf Cabdi Farax ayaa maanta magaalada Baladwayne ka furay qorshe howleedka nabadda iyo amniga

    November 5, 2024

    Carragher Oo Saadaaliyay Shaxda Ruben Amorim Ee Man United.

    November 5, 2024
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

    July 31, 2025

    Sheekh Aadan Madoobe oo olole cusub ka bilaabay magaalada Xudur

    July 31, 2025

    Gaadiid raashiin gargaar ah u waday marinka Gasa oo la dhacay

    July 31, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.