Xiddiga Kylian Mbappe ayaa ka hadlay ku Biiristii kooxda Real Madrid.
Mabppe ayaa maanta noqday Xiddig Real Madrid isaga Oo ugu biiray qaab xor ah.
Mabppe ayaa ka fal celiyay ku Biiristii Kooxda Real Madrid.
โRiyo rumowday, aad ayaan ugu faraxsanahay oo aan ugu hanweynahay inaan ku biiro kooxda riyadeyda Real Madrid.
Qofna ma fahmi karo sida aan hadda ugu faraxsanahay.โ
โMa sugi karo Inta aan arkay taageerayaasha Real Madrid, Aad ayaad ugu mahadsantihiin taageerada aan helayโ.