Maamulka Rugta Ganacsiga ayaa kormeer qiimeyn ah ku tagay Xaladaha Suuqyada Xoolaha Degmooyinka Beledweyne iyo Beergadiid ، Burburka Wadooyinka iyo buundooyinka.
Masuuliyiinta oo wadatashiyo la qaatay Bulshada ayey iska wareeysteen Sidii Suuqa Xoolha Dagmada Beergadiid loo howl galinlahaa
Suuqa Xoolaha Dagmada Beergadiid ayaa lagu dhisay isxilqaan bulsho iyagoo garab ka helayo Hay’adda IOM
Maamulka Rugta Ganacsiga ayaa bulshada Dagmada Beergadiid Ku booriyey dadaalada Horumarineed oo ay wadaan .
Kulanka ayaa ku soo dhammaday si wangsan waxa na leysla meel dhigay in suuqa xoolaha shaqadiiso bilaabato ganacsatada xoolha dhoofisa Ee Dagmada Beledweyne ku soo xirmi maan
Maamulka Dagmada iyo Masuuliyiinta Rugta ayaa kurmeeray Buunda Dagmada Oo Burbur weyn ka muuqdo Waxeyn kawada Hadleen sidii wax looga qaban la,haa .
Ganacsiga iyo bulshada Isticmasha Wada Xiririsa Beladweyne iyo Beergadiid ayaa dhibaato weyn ku qabo Burbur wadooyinka,buudoyinka qaar oo go,ay kuwo kale oo jilcan iyo jid gooyooyin lagu dhibaateeyo gaadiidka Xamuulka ah iyo Rakaabka Isticmalo wadada .
Kormeerka ayaa ku soo dhamaaday si nabad ah waxaan lagu boorinaya bulashado inay ka shaqeyso xasloonida iyo nabada wadooyinka .