Beledweyne(Radiohalgan.com)- wararka aan ka heleeno magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maamulka Gobolka Hiiraan ee Hir-shabelle oo Dib u howlgalinaayo Saldhiga Booliska iyo Garoonka diyaaradaha Magaalada Beledweyne.
Masuul ka mid ah Maamulka Gobolka Hiiraan ee Hir-shabelle ayaa yiri ,Kadib Maalmo ka hor Werar ku soo qadeen Maleeshiyo hubeysan oo kala aragti duwan oo lamagac baxay Hiiraan State.
Masuul oo hadalkiisa sii wato ayaa yiri Waa shaqsiyaad argati gabaan oo doonayo lacaag iyo Xilaal kama turjumaan Shacabka Gobolka Hiiraan gar ahaan Magaalada Beledweyne.
Masuul ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa u sheegayo Radio halgan in dib loo howlgalinayo Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaaladda Beledweyne iyo Saldhiga Booliska Magaalada Beledweyne.
Hase yeeshee waxa Gobolka Hiiraan mudoyinkii danbe ku soo badanyay Shaqsiyaad Maamulka Hirshabelle xilaal ka qaday oo isku magacabayay.
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala soco marwalba Isha wararka Radiohalgan.com