Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliya oo u Wehliya Gudoomiye kuxigeenka Maaliyada iyo Siyaasada Mudane Xasan Ibraahim Cabdulle, Gudoomiye kuxigeenka Maamulka iyo dib u dhiska Mudane Cabdi Xuuf, ayaa Salaan ugu yimaaday Wabar Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi, hoygiisa Magaalada Baladweyne u ka deganyahay.
Gudoomiyaha ayaa Wabarka ugu mahadceliyay Dadaaladiisa hordhac ah ee gogasha Caan-shubka Ugaas Yuusuf ugaas Xasan Ugaas Khalif,