Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Cali jeyte “Macaawisleyda Hiiraan ayaa dishay horjoogihii AS”.

    June 9, 2025

    Akhriso:- Axmed Madoobe oo kulamo ka wada Nairobi

    June 8, 2025

    Ciidamo badan oo la geeyay magaalada Los Angeles

    June 8, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Cali jeyte “Macaawisleyda Hiiraan ayaa dishay horjoogihii AS”.

      June 9, 2025

      DEG DEG: Dagaal culus ka socda deegaanka Ceel-hareeri

      June 8, 2025

      Waa sidee xaalada caawa ee deegaanka Ceel-hareeri.

      June 4, 2025

      Waa kuma wiilka geesiga ah oo isku dhigay gaari Qarax uu ku rarnaa dagaalkii maanta Ceel hareeri ka dhacay.

      June 4, 2025

      Akhriso:- Axmed Madoobe oo kulamo ka wada Nairobi

      June 8, 2025

      Ciidamo badan oo la geeyay magaalada Los Angeles

      June 8, 2025

      Trump oo loo ogolaaday in uu sharciga kala laabto 500,000 oo soo-galooti ah

      May 31, 2025

      Geeridooda oo la xaqiijiyay dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ahaa.

      May 30, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

      May 12, 2025

      Cali jeyte “Macaawisleyda Hiiraan ayaa dishay horjoogihii AS”.

      June 9, 2025

      Akhriso:- Axmed Madoobe oo kulamo ka wada Nairobi

      June 8, 2025

      Ciidamo badan oo la geeyay magaalada Los Angeles

      June 8, 2025

      DEG DEG: Dagaal culus ka socda deegaanka Ceel-hareeri

      June 8, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Maamulka Degmada Xudur oo kahor yimid kala dirista uu ku sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha DG Koofur Galbeed

    Maamulka Degmada Xudur oo kahor yimid kala dirista uu ku sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha DG Koofur Galbeed

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comOctober 14, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose & Dib u heshiisinta Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa ku dhawaaqday in la kala diray Maamulka Degmada Xudur iyo xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmadaas.

    Cabdullaahi Xaaji Xasan oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa sheegay in uu go’aankaan u cuksaday (law no.10) qodobkiisa 15aad farqadiisa (1aad) xarafka (T) iyo farqadiisa (2aad).

    Wasiir Cabdullaahi ayaa sheegay in go’aankaan uu yimid kaddib markii uu ku sifoobay “wadashaqeyn la’aan Maamulka Gabolka Bakool iyo kan Degmada Huddur” sidaas awgeed laga billaabo maanta uu kala diray sida uu hadalka u dhigay.

    Intaas kaddib, Xubnaha la kala diray oo Warbaahinta la hadlay ayaa kahor yimid tallaabadaas, waxa ay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ku eedeeyeen in uu khatar ku yahay nabadgalyada ka jirta Degmada Xudur.

    Guddoomiyaha Degmada Xudur Cumar Cabdulaahi Maxamuud, kuxigeenka Koowaad Cali Xuseen Xasan, iyo kuxigeenka Labaad Raxmo Nuur Adan oo ay wehliyaan xubnaha Golaha Deegaanka ayaa si cad uga hor yimid go’aanka kala dirista ah.

    Xaaladda Siyaasadeed ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa jahwareer gashay muddooyinkii u dambeeyay, waxaa sii kordhiyay isku dhacyada Siyaasadda, Beelaha iyo Mas’uuliyiinta xilalka heysa dhexdooda.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Cali jeyte “Macaawisleyda Hiiraan ayaa dishay horjoogihii AS”.

    June 9, 2025

    Akhriso:- Axmed Madoobe oo kulamo ka wada Nairobi

    June 8, 2025

    Ciidamo badan oo la geeyay magaalada Los Angeles

    June 8, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Cali jeyte “Macaawisleyda Hiiraan ayaa dishay horjoogihii AS”.

    June 9, 2025

    Akhriso:- Axmed Madoobe oo kulamo ka wada Nairobi

    June 8, 2025

    Ciidamo badan oo la geeyay magaalada Los Angeles

    June 8, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.