Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Ma runbaa in Israa’iil ay Qasa ka xadday aathaar qadiimi ah

    Ma runbaa in Israa’iil ay Qasa ka xadday aathaar qadiimi ah

    By radiohalgan.comJanuary 23, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Sherine Sharif

    BBC Fact Finding

    Muuqaal dhawaan la faafiyay ayaa muujinaya askar ka tirsan ciidanka Israa’iil oo ku jira bakhaar ku yaalla Qasa oo la sheegay in ay ka dhacayeen waxyaabo qadiimi ah.

    Dadka faafiyay muuqaalka ayaa sheegay in lagu baahiyay barta Instagram-ka ee agaasimaha hay’adda ilaalisa agabka qadiimiga Israa’iil, Elie Esquisido.

    Waxaa uu Muuqaalka muujinayay askar ka tirsan ciidamada Israa’iil oo ku dhex jira bakhaar ay ka buuxaan agabyo qadiimi ah oo lagu kaydiyay.

    Muuqaalkan ayaa laga dhex maqlayay hadalka askar Israa’iil ah oo u yeeray askari kale oo ku hadlay luuqada cibriga, lehna β€œkaalay oo arag jijjimahan”.

    Fiidiyowga waxaa la socday qoraal uu qoray Elie Escuzedo oo u qornaa sidaan “Maareeye ku xigeenka Hay’adda qadiimiga Israa’iil wuxuu aaday Qasa si uu u kormeero bakhaar ay ka buuxaan waxyaabo qadiimi ah,”

    BBC-da ayaa xaqiijisay in muqaalka laga duubay bakhaar agabyo qadiimi ah ay ku jiraan, kooxo filim sameeyayaal ah ayaa muqaalka duubay sanadkii 2019.

    Markii muqaalka la duubay waxaa goobjooga ahaa khabiirka arrimaha qadiimiga ah ee Falastiin Fadl Al-Aloul.

    Sawir kale ayaa lagu faafiyay qaar ka mid ah baraha bulshada waxaana lagu arkay agabyo qadiimi ah oo ku jira sanduuq dhalo ah waxaan lagu soo bandhigay dhismaha Knesset ee Israa’iil.”

    After realizing that he f***ed up, and this case will already be submitted to the Hague.

    Here he alleged tonight to cover up, that they were merely inspecting it, and the items were left in place.πŸ€₯ pic.twitter.com/70UI4x19A6

    — Younis Tirawi | ΩŠΩˆΩ†Ψ³ (@ytirawi) January 22, 2024

    Si aan u xaqiijino, sax ahaanta sawirrada, waxaana tixraac ku sameynaya dhammaan xisaabaadka agaasimaha Hay’adda waxyaabaha qadiimiga ee Israa’iil, Elie Escuzido,iyo baraha bulshada ee gaarka ah ilaa aan helnay kanaal isaga loo nisbeeyey oo ah Telegram.

    Markii aan dib u eegis ku samaynay qoraalada akoonkan dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay, waxa aanu xaqiiqdii ka helnay sawiro laga soo qaaday muuqaalka wareegaya, iyo sawir kale kuwaas oo xaqiijinaya in laga soo qaaday bakhaar ku yaala Qasa, waxaana muqaalka laga duubay jahada Jidka Al-Rashid, kasoo horjeedka xeebta Qasa.

    Sawirrada waxaa la socday isla faallooyinka lagu qoray muuqaalka hore loogu faafiyay baraha bulshada ee askarta Israa’iil ee gudaha bakhaarka.

    Waxaan sidoo kale helnay sawirro qaar qadiimi ah oo u dhigma sawirradii hore loo faafiyey ee waxyaalaha qadiimiga ah ee gudaha Knesset.

    Marka loo eego Axdiga Hague ee Ilaalinta Hantida dhaqanka ee xaaladaha dagaalka, kaas oo Israa’iil ay saxiixday, wareejinta alaabada qadiimiga ah ee dhulalka la haysto waa mamnuuc, waxaa loo arkaa booli hanti dhaqameed, waxayna ka dhigan tahay ku xadgudub sharciyada caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha, sida lagu faahfaahiyay Axdiga Madaniga, Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Xuquuqda Bulshada.

    Waxa aanu isku daynay in aanu la xiriirno Eli Escuzedo iyo Hay’adda Qadiimiga ah ee Israa’iil si aanu uga faalloonno xisaabaadka loo nisbeeyo, qoraalada kala duwan ee iyaga ku saabsan, iyo sababta ay Israa’iil dhab ahaantii u wareejisay agabkan, laakiin ilaa iyo hadda wax jawaab ah kamaanu helin.

    Salem oo ka mid ah taariikh yahanada reer Falastiin ayaa sheegay in dagaalka Israa’iil iyo Xamaas ay ku burbureen meelo qadiimi ah oo uu aabihii ka dhaxlay, oo ay Israa’iil duqaymo ku burburisay, sida Masjidka weyn ee Omari, oo taariikhyahanadu sheegeen in uu jiro in ka badan 1,500 oo sano.

    “Taariikhdu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah qaabaynta aqoonsiga magaalo, dad iyo ilbaxnimo, marka la burburiyo waxay la macno tahay in la tirtiro aqoonsiga magaalada.” ayuu yir mid ka mid ah khabiirada reer Falastiin.

    pic.twitter.com/Z7jgHmGqHN

    — Younis Tirawi | ΩŠΩˆΩ†Ψ³ (@ytirawi) January 21, 2024
    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.