Lataliye Sare Qoono ayaa yiri Waxaan hambalyo mug iyo miisaan leh u dirayaa Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni oo ku guuleystay doorashada saaka ka dhacday magalada Garowe.
Madaxweynaha Puntland waxaan ugu hambalyeynaa hanashada markale in uu hoggaanka u qabto dowladda Puntland.
Allaha kula garab galo masuuliyadda culus ee aad markale qabatay Alle ha kugu guuleyo waan hubaa inaad isbedel muuqda ka sameyn doonto Dowladda Puntland, waxaad-na mudantahay in laguugu deydo sida quruxda badan ee nidaamka Ku dheehan aad u maamushay doorashada.
Lataliyaha Madaxweynaha Xiriirka Dowlad Goboleydyada Mudane Mohamed Hassan Ibrahim Qoono