Lataliyaha
Madaxweynaha Xiriirka Dowlad Goboleydyada Mudane Mohamed Hassan Ibrahim (Qoono) ayaa Shalay Senator Muuse Suudi Kulan wada qatay
Kulankas ayaa lagu gorfeeyay arrimaha Badan ee Ka mid ahayeen Hirshabeelle Iyo Siyaasadda Guud ee Soomaaliya
is Xog wareysi dheer kadib Wada shaqeyn iyo Isku Duubnida Reer Hirshabeelle iyo gobolka Banaadir.
Kulankaas ayaa ku soo dhamaaday guul is fahan labada Oday ah.
Dhanka kale Lataliyaha
Madaxweynaha Xiriirka Dowlad Goboleydyada Mudane Mohamed Hassan Ibrahim (Qoono) ayaa ah Musharax Madaxweynaha Dowlad Hir-shaballe .