Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan Doceed la qaatay
Wasiir iyo Xildhibaan hore Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Rali galin Siyaay MW Guudlaawe Madamo 3 Sano ka hor Weerar afka ah ku qaday.
Hase ahaate Kulanka ayaa ku Soo gabagabobay rali galin iyo in ay is cafiyeen Xildhibaan hore Cabdullaahi Goodax Barre ayaa balan qaday ina u dhimaan Dowlad Hirshabeelle in lasheyeendono.
Waxii warar oo ku soo kordho kala soco marwlba Ish Warar radio Halgan