Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    MW Xasan Sheekh oo Madaxda Jabuuti & Kenya kala hadlay howlgallada ka dhanka ah AS

    September 9, 2025

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay furitaanka Biyo xireenka Itoobiya

    September 9, 2025

    Soomaaliya oo u guuraysa Korontada laga dhaliyo Ilayska Cadceedda

    September 9, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Soomaaliya oo u guuraysa Korontada laga dhaliyo Ilayska Cadceedda

      September 9, 2025

      Soomaaliya oo garab istaag u muujisay Jaamacadda Carabta oo dhaleecayn kala kulantay Itoobiya

      September 9, 2025

      Saciid Deni oo Safar qarsoodi ah saaka ugu ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta

      September 9, 2025

      Puntland oo kahor timid go’aan kasoo baxay dowladda Federaalka

      September 9, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay furitaanka Biyo xireenka Itoobiya

      September 9, 2025

      Soomaali guul weyn ka gaartay doorasho ka dhacday dalka Norwey

      September 9, 2025

      Xamaas oo si adag uga hadashay hadal kasoo yeeray Ra’isul Wasaaraha Israa’iil

      September 9, 2025

      Maamulka Mandheera oo cadeeyay in dowladda Kenya ay taageero u fidisay ciidanka Jubbaland

      August 31, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      MW Xasan Sheekh oo Madaxda Jabuuti & Kenya kala hadlay howlgallada ka dhanka ah AS

      September 9, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay furitaanka Biyo xireenka Itoobiya

      September 9, 2025

      Soomaaliya oo u guuraysa Korontada laga dhaliyo Ilayska Cadceedda

      September 9, 2025

      Soomaaliya oo garab istaag u muujisay Jaamacadda Carabta oo dhaleecayn kala kulantay Itoobiya

      September 9, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Kiis murugo badan: Biyo uu cabo ayuu waydiisay Hooyo Khadiija, kadibna waa DILAY (Video)

    Kiis murugo badan: Biyo uu cabo ayuu waydiisay Hooyo Khadiija, kadibna waa DILAY (Video)

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 11, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa waxaa maanta la horgeeyay Ibraahim Aadan Maadey oo afgarashadiisu ay tahay Cabdiraxmaan, kaas oo ah xubin ka tirsan Al-Shabaab, isla markaana dil ka gaystay degmada Hodan.

    Ibraahim ayaa loo haystaa inuu nolosha dhaafiyay marxuumada Khadiija Siyaad oo uu kowdii bishii 1-aad ee sanadkan ku hor dilay gurigeeda oo ku yaalla waaxda Kacaan.

    Sababta loo dilay marxuumadda ayaa lagu sheegay inay wada shaqeyn ka dalbadeen Al-Shabaab, balse ay ka diiday, ayada oo maxkamadda lagu soo bandhigay farriimo hanjabaad ah oo maleeshiyaadka usoo direen, kahor inta aysan dilin.

    Gabar ay dhashay marxuumadda oo la joogtay xilliga la dilayay ayaa sheegtay in eedeysanaha uu yimid, iyaga oo shaax ku cabayay guriga hortiisa, uuna waydiistay biyo uu cabo, kadibna markii ay u doontay uu hooyadeed sidaas ku dilay.

    “Aniga iyo hooyo oo banaanka shaax ku cabeyno aa nin meel uu ka imaaday aan la ogayn aa soo kor istaagay, kadib wuxuu dhahay biyo isii waxay igu tiri orod biyo soo sii Muslim waayee markaa laba talaabood qaaday xabad ayaa dhacday waan soo noqday xabaddii 2-aad ayaa dhacday, isla markiina waa u orday” ayay tiri gabar ay dhashay marxuumadda

     

    Allaha u naxariistee maamada ayaa ka shaqeyneysay waaxda nadaafadda ee degmada Hodan, sida ay maxkamadda u sheegtay gabadheeda.

    “Hooyadey degmada ayay ka shaqeyneysay, waana iska xamaalan jirtay” ayay mar kale tiri gabadha oo lagu wareystay maxkamadda.

    Eedeysanaha oo isna ka hadlay goobta ayaa ka sheekeeyay sida ay wax u dhaceen iyo qaabka uu fuliyay dilkaasi “Sheeko iyo wax mana dhex marin biyo isii markaan dhahay maamada way isoo fiirisay, kadibna gabadha ayay ku dhahday orod biyo u keen” ayuu yiri.

    Ninkan ayaa ka yimid degmada Jilib, wuxuuna sheegay inuu maalmo kooban uu joogay magaalada Muqdisho, uuna qaadaanayay mushaar ay usoo dirayeen Al-Shabaab.

    “Mushaar waxaan qaadanaayay 3 bil, biishii koowaad waxaan qaatay 50 dollar, bishii labaad waxaa la’iisoo tuuray 70 dollar, bishii kalena waxay isoo direen 90 dollar” ayuu yiri.

    Ugu dambeyn wuxuu yiri “Maxkamdda waxaan ka codsanayaa inay arinta ii khafiifiso, maadaama aan kala ogayn dhulkaasna aan isaga soo koray, mana aaminsaneyn dowladda”

     

    https://youtu.be/E2jAE11iLMQ?si=q52qzmWhzhCjTWQk
    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    MW Xasan Sheekh oo Madaxda Jabuuti & Kenya kala hadlay howlgallada ka dhanka ah AS

    September 9, 2025

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay furitaanka Biyo xireenka Itoobiya

    September 9, 2025

    Soomaaliya oo u guuraysa Korontada laga dhaliyo Ilayska Cadceedda

    September 9, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    MW Xasan Sheekh oo Madaxda Jabuuti & Kenya kala hadlay howlgallada ka dhanka ah AS

    September 9, 2025

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay furitaanka Biyo xireenka Itoobiya

    September 9, 2025

    Soomaaliya oo u guuraysa Korontada laga dhaliyo Ilayska Cadceedda

    September 9, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.