10 sano ka hor waxaan galay qalad ka dhan ah bulshada gobolka Hiiraan, Waxaan ahaa qof-Kii saxiixay Maamulka Hirshabelle, Laakiin Maanta waxaan Bulshada Gobalka ka dalbanayaa Cafis buuxo.
Laga bilaabo maanta, waxaan Hogaaminayaa halgankii ay bulshada Hiiraan iyo Shabeellaha Sare wadeen si ay u helaan maamul ay iyagu leeyihiin. Ma lihi Madaxweyne ayaan ahay, balse waxaan baaq udirayaa waxgaradka, odayaasha, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada iney isku yimaadaan oo dhistaan maamul u gaar ah. Cid kasta oo u qalanta hoggaamintiisane ay iyaga doortaan
Gudoomiyihii hore ee Gobalka Hiiraan Cabdifitaax xasan Afrax.