Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Magacaabista Ra’iisulwasaare Cusub- Awood Siyaasadeed oo ka Dhalata Marxaladda Kala-guurka

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Jubbaland oo ka digtay halis ka dhalan karta daadka roobabka Guga ee dalka ka curtay

    Jubbaland oo ka digtay halis ka dhalan karta daadka roobabka Guga ee dalka ka curtay

    By radiohalgan.comApril 7, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka maamulka Jubbaland ayaa soo saartay digniino ku aadan cabsi laga qabo iney dhibaatooyin ka dhashaan roobabka Guga ee ka curtay ee qeybo ka mid ah deegaanada maamulkaas.

    Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka maamulka Jubbaland Aadan Faarax Gaarane ayaa faray shacabka ku nool Jubbland iney ka feejignaadan halista ka dhalan karta daadka roobabka Guga.

    “Waxaan u sheegayna dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Jubbaland iney u diyaar garowaan caqabado iyo dhibaatoyin ka dhalan kara daadad iyo fatahaado ka dhalan kara markale roobabka Guga oo la filayo ibey yihiin kuwa xoogan oo da’madooda u dhaxeeyso 150 ilaa 200, roobabkii deyrta ee lasoo dhaafay sidan anagoo digniin ku bixinay in laga gaxadaro ayaa dhibaato badan ay geysteen, marka tii oo kale yaysan dhicin ee dadku ha feejignaadaan” ayuu yiri Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka maamulka Jubbaland Aadan Faarax Gaarane.

    Agaasimaha ayaa sidoo kale ugu baaqay hay’addaha gargaarka ee ka howlgalaΒ  deegaanada Jubbaland iney ka qeyb qaataan xaaladaha loogu diyaar garoobayo halista ka dhalan karta roobabka Guga iyo biyo xireeno laga hirgaliyo goobahii ay horay uga soo baxeen biya wabiga Jubba.

    “Dadka ku nool hareeraha wabiga iyo togaga ay daadku maraan waa in dadku ay ka guraan, sababto ah hada ayaa taxadarkaas la raba oo dhulka wali waa jilicsan yahay biyo badan ayuu ka dhargay intey goori goor tahay dadku ha feejignaadaan oo agagaarkaas yaanan lagu laaban wixii degana haka guuraan ” ayuu yiri Agaasime Aadan Faarax Gaarane.

    Ugu dambeyntii digniintaan kasoo yeertay Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka maamulka Jubbaland ayaa kusoo beegmeysa, iyadoo deegaanada maamulkaas ay ka mid ahaayeen deegaanadii ay sida weyn u saameeyeen daadadkii iyo fatahaadahii ku dhuftay inta badan gobolada dalka ee ka dhashay roobabkii deyrta ahaa ee da’ay dhamaadkii sanadkii lasoo dhaafay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.