Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii uu ula kulmi laha Donald Trump.

      September 27, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Jamie Carragher Oo Magacaabay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    Jamie Carragher Oo Magacaabay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comNovember 5, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Jamie Carragher ayaa u saadaaliyay Real Madrid inay ku guuleysato Champions League xilli ciyaareedkan, xitaa haddii ay la kulmaan guuldarooyin kale oo naxdin leh kulamada soo socda.

    Real waa kooxda ugu guulaha badan taariikhda tartanka, iyagoo ku guuleystay 15 koob, waana kooxda difaacaneysa xilli ciyaareedkan.

    Waxa ay kor u qaadeen koobka lix ka mid ah 11-kii sano ee la soo dhaafay waxana ay mar walba wacdaro ka dhigaan tartanka ugu xiisaha badan kooxaha.

    Qaabka cusub ee Champions League, kaas oo ay ka qayb galayaan 36 kooxood ayay koox walba ciyaaraysaa 8 kooxood waxana lagu tartami doonaa kala saraynta iyada oo 8-da kooxood ee ugu sareeya u gudbi doonaan wareega xiga.

    Real ayaa hadda fadhisa kaalinta 12-aad kadib markii ay badisay laba kulan midna laga badiyay 3-dii kulan ee ugu horeeyay sidaas darteed waxa ay ka baxsan yihiin 8-da kooxood ee ugu sareeya kuwaas oo si toos ah ugu soo bixi doona wareega 16-ka

    Kooxda Carlo Ancelotti ayaa guuldarro lama filaan ah kala kulantay Lille bishii hore 1-0, waxayna hadda wajahayaan kulamo adag oo ay ku wajahayaan AC Milan, Liverpool iyo kooxda heysata Europa League ee Atalanta.

    Si kastaba ha ahaatee, Carragher ayaa qaba in ka dib markii ay 5-2 ku burburiyeen kooxdii finalka ku soo baxday ee Borussia Dortmund kulankoodii ugu dambeeyay, ay Real ku soo noolaan doonto wareega 16ka isla markaana ay difaacan doonto koobkeeda finalka bisha May.

    “Waad ogtahay waxa ay Real Madrid ku samayn doonto qaabkan cusub ee Champions League, waxa ay wareegaas isreeb-reebka ku gali doonaan si dirqi ah, ka dibna waxa ay ku dambayn doonaan in ay ku wada guulaystaan koobka”.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Thierry Henry Oo Sheegay Sababta Uu Bellingham Uga Niyad Jabsanyahay Mbappe.

    November 6, 2024

    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Hirshabeelle Mudane Yusuf Cabdi Farax ayaa maanta magaalada Baladwayne ka furay qorshe howleedka nabadda iyo amniga

    November 5, 2024

    Carragher Oo Saadaaliyay Shaxda Ruben Amorim Ee Man United.

    November 5, 2024
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.