Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Samatabbixiyeyaasha Congo oo gacmahooda ku qodaya si ay soo saaraan macdan qodayaal ku go’doonsan Dhulka.

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Dagaal culus oo xalay ka dhacay Degmada Doolow ee G/Gedo

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Itoobiya oo sheegtay in ay garab istaageyso howlgalka AUSSOM ee laga reebay

    Itoobiya oo sheegtay in ay garab istaageyso howlgalka AUSSOM ee laga reebay

    By radiohalgan.comDecember 28, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka hadashay qorshaheeda la xiriira howlgalka cusub Soomaaliya ee AUSSOM ee laga reebay isla markaana muddo kooban kaddib baddelaya kan ATMIS ee qaybta ka tahay.

    Itoobiya ayaa sheegtay in ay garab taagan tahay qorshaha lagu hormarinayo amniga Dalka oo ay qirtay in sanadihii lasoo dhaafay isbaddel weyn kusoo kordhay, waxaana ay tilmaamtay in doorkeeda ay ka qaadan doonno dhinac istaagga horumarkaas.

    “Itoobiya oo ay wehliyaan Dalalka safka hore waxa ay hormuud ka ahayd taageerrada amniga Soomaaliya, si loo dhiso hay’adaha dowladeed si ay u qaataan mas’uuliyadda, waxa aan bixinay naf hurnimadii ugu qaalisaneyd iyada oo aan taageerro ka heleyno Bulshada Caalamka” ayuu yiri wakiilka u hadlay Dowladda Itoobiya.

     

    Wakiilkaan u hadlay Itoobiya ayaa ku faanay in Dalkiisa oo kaashanaya Saaxiibada Caalamiga ah ay naftooda u hureen Soomaaliya si ay nabad iyo xasilooni dib ugu hesho sida uu hadalka u dhigay, waxaana uu rajeeyay in lasii wado howlgallada socda.

    “Wiilashada Itoobiya oo ay garab socdaan saaxiibadood Qaaradda waxa ay si dhab ah uga qayb qaateen xasilinta Soomaaliya, Sanadihii lasoo dhaafay waxa aan aragnay horumar dhiirragelin ka muuqato” ayuu Hadalkiisa sii raaciyay.

    “Waxa aan rajeyneynaa in lasii wado horumarkaas iyada oo si wadajir ah loo wada gaarayo loogana wada shaqeynayo, waxa aan aaminsanahay in si daacadnimo ku dheehan tahay in lagu gaari karo hadafka ah la dagaalanka Argagixisada, Itoobiya waxa ay diyaar u tahay doorkeeda uga aaddan howlalka xiga ATMIS” ayuu hadalkiisa kusoo gabagabeeyay wakiilkaan u hadlay Itoobiya.

    Xiriirka Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa gaaray heerkii ugu hooseeyay muddo dheer, Addis Ababa ayaa billowgii sanadkaan 2024 shaacisay heshiis xadgudub ku ah Madaxbannaanida iyo Wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    11kii Bishaan waxaa fool ka fool Magaalada Ankara ee Turkiga ugu kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud & Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo isla gartay heshiis hordhac ah oo lasii ambaqaadayo sanadka cusub 2025.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

    July 28, 2025

    Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.