Close Menu
    What's Hot

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

    January 31, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026

      Madaxdii Jigjiga booqatay oo isugu tagtay Shabeelley.

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Itoobiya oo sheegtay in 60% ay ciidankooda gacanta ku hayaan dhulka Soomaaliya

    Itoobiya oo sheegtay in 60% ay ciidankooda gacanta ku hayaan dhulka Soomaaliya

    By radiohalgan.comMarch 10, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horreysay shaacisay in 60% ay ciidamadooda gacanta ku hayaan dhulka Soomaaliya, xilli xiisad xooggan ay kala dhaxeyso Soomaaliya, taasi oo salka ku haysa heshiiskii Addis Ababa ee Itoobiya loogu saxiixay qeybo kamid ah baddeena.

    Taliyaha guud ee ciidamada Itoobiya Birhanu Jula oo la hadlay warbaahinta EBC ayaa sheegay in ciidanka Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ay gacanta ku hayaan 60% dhulka Soomaliya oo ay nabaddiisa ilaalinayaan.

    Sidoo kale waxa uu sheegay in ciidamada Itoobiya ay naftooda u hurayaan nabadeynta Soomaaliya, isaga oo ku dooday in ciidankooda ay sababeen in dowladda Soomaaliya ay fadhi ka dhigato magaalada Muqdisho.

    β€œBerri hadday ciidamada Itoobiya ka baxaan Soomaaliya uma malaynayo in dowladda Soomaaliya ay fadhiyayso Muqdisho,” ayuu yiri taliyaha ciidamada Itoobiya Birhanu Jula oo ku faanay in door weyn ku leeyihiin nabadeynta Soomaaliya.

    Sidoo kale waxa uu xusay in maamullada dalka ay intooda badan la dhacsan yihiin joogitaanka ciidankooda, ayna taageersan yihiin joogitaankooda, sida uu sheegay.

    Taliye Burhan ayaa ku faanay in haddii ciidamada Itoobiya ay ka baxaan Soomaaliya ay shacabka ku odhanayaan β€œwaanu idin sii raaci” taasi oo tusaale ugu soo qaatay kaalinta ciidankooda ee nabadeynta Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.

    β€œGobollada Soomaaliya ee (ciidankeennu) joogaan ku wareejin mayno cadow,” ayuu yiri Taliyaha Ciidamada Itoobiya inkasta oo uusan qeexin waxa uu ka wado hadalkaa iyo cidda uu hadalkaa ula jeedo.

    β€œJoogitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya waa sugidda amniga dalka Itoobiya iyo in Soomaaliya laga difaaco Al-Shabaab,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Taliyay Birhanu.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

    January 31, 2026

    Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

    April 10, 2024

    Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

    April 9, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

    January 31, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.