Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026

    Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

    January 15, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      NISA oo sheegtay in la beegsaday guri ay ku shirayeen Al-shabaab oo ku yaala Jubbada Dhexe

      January 15, 2026

      Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

      January 14, 2026

      Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

      January 14, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026

      Muxuu daaran yahay Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Isutagga Imaaraatka Carabta?

      January 14, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026

      NISA oo sheegtay in la beegsaday guri ay ku shirayeen Al-shabaab oo ku yaala Jubbada Dhexe

      January 15, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Israel oo iskuul ku leysay dad 100 ka badan (Sawirro)

    Israel oo iskuul ku leysay dad 100 ka badan (Sawirro)

    By radiohalgan.comAugust 10, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dad ka badan 100 qof ayaa ku dhintay duqayn cirka ah oo ay Israa’iil saaka waaberigii ku qaaday meel gabbaad ah oo ku taal iskuul ku yaalla magaalada Gaza.

    Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in ay duqeeyeen goobtaas sabtidii, iyagoo ku tilmaamay bartilmaameedkooda xarun taliska Xamaas oo ku dhex taal iskuulka.

    Sida laga soo xigtay wakaaladda difaaca madaniga ah ee Gaza, duqaynta ka dhacday degmada Daraj waxaa ku dhintay ugu yaraan 103 qof, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen.

    “Dhimashadu waxay hadda u dhaxaysaa 100 ilaa 110, waxana jira tobanaan kale oo dhaawacyo ah halis qaba,” ayuu afhayeenka wakaaladda Mahmud Bassal u sheegay wakaaladda wararka ee AFP.

    “Saddex gantaal oo Israa’iili ah ayaa ku dhacay iskuul ay degenaayeen Falastiiniyiinta soo barakacay.” ayuu intaas ku daray

    Mar sii horeysay qoraal uu soo dhigay Telegram-ka ayuu ku sheegay in goobta ay ka dhaceen xasuuq aad u fool xun, isagoo sheegay in shaqaalaha ay isku dayayeen inay xakameeyaan dabka, si ay u badbaadiyaan dadka dhaawaca ah, isla markaana ay u soo saaraan meydadka.

    Muuqaal uu telefishinka Al-jazeera  ka soo bandhigay iskuulka ay saaka duqeymaha ka geysatay Israa’iil , xilli ay salaadda subax ku jireen dadka rayidka ah ee gabaadka ka dhigtay iskuulka Al-Tabaciin ee bartamaha Qasa ayaa waxaa ka muuqda baliyo dhiig ah oo qulqulaya iyo meydad gogo’ay oo meel welba daadsan

    Dhimashada ayaa saacad walba kordhaysa, sababo la xiriira dhaawacyada culus ee duqeyntan ka dhashay. Wariyaha Al-jazeera wuxuu sheegay in xasuuqa goobta ka dhacay uu yahay mid fool xun oo wax lagu sifeeyo aysan jirin.

          

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026

    Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

    January 15, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026

    Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

    January 15, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.