Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Israaiil oo Balaaayiin Doollar ku bixisay Kaamirooyinka casriga ah & Hubka Mashiinka ah ee isrida

    Israaiil oo Balaaayiin Doollar ku bixisay Kaamirooyinka casriga ah & Hubka Mashiinka ah ee isrida

    By radiohalgan.comMarch 8, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xukuumadda Benjamin Netanyahu ayaa wixii ka dambeeyay 7dii Oktoobar 2023 oo ku beegan markii weerar cajiib ah oo argagax iyo cabsi badan geliyay Yuhuudda ay Xamaas ku qaadday saldhigyo iyo goobo amnigooda aad loo adkeeyo waxa ay Xukuumaddu bixisay lacag badan si ay uga hortago weerarro kale.

    Netanyahu oo bar-madow ku noqday weerarkaas maadaama Xamaas ay soo bandhigtay muuqaallada qaabka uu weerarkaas u dhacay, saraakiisha iyo ciidanka ay toogatay, Gaadiidka ay gubtay & xogo kale oo bannaanka soo dhigay sida ay ciidanka Yuhuudda u jilcan yihiin waxaa kordhay dalabaadka ay u dirsanayaan Maraykanka & dhinacyada kale ay maciin-bidi karaan.

     

     

    Sababta waa in Culayska saaran Netanyahu uu isaga yareeyo mar haddii uu ku fashilmay soo furashada Maxaabiistii laga qafaashay oo dhowr bilood gacanta ugu jira Xamaas, sirdoonka Israaiil oo khibrad xumo hayso iyo sida ay isaga riixi karaan culayska gudaha ka haysta Sida ay kusoo warrantay qaar kamid ah Warbaahinta Israaiil.

    Waxaa la ogaaday in Xukuumadda Benjamin Netanyahu ay bixisay lacag aad u badan si ay usoo iibsato Kaamirooyinka casriga ah oo ay ku xirayso Gidaarada (Darbiyada) Xuduud beenaadka si loola socda dhaqdhaqaaqa dagaalamayaasha kasoo gudbi kara si ay markale u damcaan weerarro kale oo lagu dhiig-bixinayo Israaiil.

    Maraykanka ayaa dhaqaalaha ugu badan ee Israaiil ka helay wixii ka dambeeyay 7dii Oktoobar 2023 kaddib markii uu iibsasho iyo dayn isugu daray hubka difaaca ee casriga ah, taangiyada lacagaha badan ku fadhiya ee farsamadoodu u dambaysay, Kaamirooyinka dhiigga ku shaqeeya iyo hubka mashiinka ee keligii is rida.

    Intaas oo dhan Israaiil kuma filnaan waxaana la qiyaasayaa in ay uga baxday lacag ka badan $270 Bilyan oo doollar iskasta oo ay suuragal tahay in lacagtu intaas ka badato maadaama Taangiyo casri ah looga gubay Magaalada Gaza muddada uu dagaalka lugta ah ee tooska ah uu ka socda Magaaladaas.

    Dhowaan waxaa isbarbar-dhig lagu sameeyay qoriga ugu culus ee Xamaas ay dagaalka u adeegsanayso ee Al-Yaasiin oo ah qoriga loo yaqaan RBG oo ay dib usii farsameeyeen waxaana lagu qiyaasay $500 in lagu iibiyo halka taangiga Israaiil ay haysato ee uu qorigaas gubayo lagu sheegay $500 Milyan waxaana halkaas kasoo baxay farqi aad u wayn waana tan keentay in ay Yuhuuddu kordhiyaan weerarrada dhinaca cirka ah waa duqaynta ay gaysanayaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.