Isku-duwaha Caafimaadka gobolka Hiiraan Mudane Xasan Axmed Barkhadle oo uu wehliyo madaxa mashruuca Damal Caafimaad ee Hay ada Save the children ayaa degaanka Comaad ee degma Matabaan ka daah-furay Imtixaanka Damal-Caafimaad.
Ku dhawaad 100 Dhallinyaro aqoonyahanno ah ayaa Imtixaankaasi u fariistay kuwaasi oo lagu kala saari doono aqoontooda.
Deegaanka Coomaad oo baahi dhanka Caafimaadka ah ka jirtay ayaa dadka u istaagay in deegaankaasi xaruun Caafimaad shaqaale iyo adeeg caafimaad oo dowli bilaash ah in bulshada helaa waxaa gacan weyn ka geestay isku-duwaha caafimaadka gobolka Hiiraan mudane Xasan Axmed Barqadle.
Wasaaradda caafimaadka dowladda Hirshabelle ayeey ka go’antahay in dhammaan deegaanada gobolka Hiiraan bulshada ku nool aay heleen adeeg caafimaad oo tayo leh iska markaana bilaash ah.