Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii uu ula kulmi laha Donald Trump.

      September 27, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      DEG-DEG: Qarax ka dhacay Godka Jilocow &

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Iran diyaarado dagaal kuma weerarin Israel, sababtoo ah…!

    Iran diyaarado dagaal kuma weerarin Israel, sababtoo ah…!

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJune 16, 20253 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Iran wali diyaarado dagaal kuma weerarin Israel, sababtoo ah…

     

    Ilo-wareedyo amni ayaa sheegaya in Iran aysan weli hawada u dirin diyaarado dagaal oo si toos ah u weerara Israel, sababo la xiriira awood awooda diyaaradaheeda, khatar amni iyo xisaab siyaasadeed.

     

    Hadaba waa kuwaan qodobada diidaya:

     

    -Iran waxay leedahay diyaarado duug ah oo aan la tartami karin diyaaradaha casriga ah ee Israel sida F-35. Madaama Israel ku hubaysantahay hubkii ugu dambeeyay Maraykanku soo saaray Irana cunaqabatayn saarneed.

     

    -Masaafada dheer ee u dhaxeysa Iran iyo Israel waxay ka dhigeysaa weerar hawadeed mid halis badan, iyadoo aysan jirin waddamo u oggolaanaya Iran inay hawadooda isticmaasho cabsi ay ka qabaan Maraykanka.

     

    -Israel waxay leedahay difaac hawada aad u sareeya sida Iron Dome iyo Arrow, taas oo adkeyneysa in weerar guuleysto. Difaaca Israel ilaa hada waxaa ka gudbay gantaalada hormarsan ee Iran oo guuxooda ka dheereeya.

     

    -Iran waxay doorbideysaa weerarada aan tooska ahayn sida gantaalaha, drones, iyo kooxaha xulafadeeda ah (sida Xisbullah iyo Xuutiyiinta).

     

    -Cabsida dagaal ballaaran oo Israel iyo Maraykanka ay si buuxda ugu lug yeeshaan ayaa ah sabab kale oo Iran uga baaqatay duullaan toos ah. Sababtoo ah hadii Iran diyaarado soo dirto waxaa soo ridaya ciidanka Maraykanka ee bariga jawaabta Irana waxa ay sababi doontaa dagaal toos ah.

     

    Iran waxay iska ilaalinaysaa weerar diyaarado dagaal ah oo toos ah, iyadoo adeegsanaysa xeelado kale sida gantaallo iyo kooxo wakiil ah si ay cadaadis ugu saarto Israel.

     

    Diyaaradaha Iran haysato.

     

    Iran waxay haysataa diyaarado dagaal oo tiro badan, balse inta badan waa duug ama dib loo cusbooneysiiyay tan iyo kacaankii 1979. Qaar ka mid ah waxaa laga dhaxlay xilligii boqortooyada (Shah), halka qaar kale laga helay Ruushka iyo Shiinaha. Waxaa sidoo kale jira diyaarado ay Iran iskeed u samaysay.

     

    -F-14 Tomcat – laga keenay Maraykanka

    – F-4 Phantom II – Maraykan

    – F-5 Tiger – Maraykan

    -MiG-29 Fulcrum – Ruush

    – Sukhoi Su-24 – Ruush

    -Chengdu F-7 – Shiinaha (nuqul ka ah MiG-21)

    -Mirage F1 – laga helay Ciraaq xilligii dagaalkii Khaliijka

    -Kowsar – Iran (nuqul ay Iran ka samaysay F-5)

    -Saeqeh – Iran (nuqul casri ah oo laga sameeyay F-5)

    -Azarakhsh – Iran (tijaabo, asal ahaan F-5)

    -Qaher-313 – Iran (diyaarad la sheegayo inay tahay stealth, balse la isku khilaafsan yahay).

     

    Iran waxa ay sidoo kale leedahay mid ka mid diyaaradaha Droneska ee ugu casrisan aduunka sida Shahiid oo kale

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

    October 4, 2025

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.