Close Menu
    What's Hot

    Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

    January 23, 2026

    Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay

    January 23, 2026

    Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

    January 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

      January 23, 2026

      MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SAXIIXAY SHARCIGA DAKHLIGA IYO XEER-NIDAAMIYEYAASHIISA.

      January 21, 2026

      Daawo:-Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa” Xalka Magaalada oo Cabsi Cabsi ah!

      April 11, 2024

      Daawo: XASAN Sheekh oo gaaray KENYA + Ujeedka

      April 11, 2024

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      Xog ka cusub hoggaamiye mucaaradka ITOOBIYA ka tirsanaa ee meydkiisa la helay

      April 11, 2024

      Hogaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh ayaa sheegay in wiilal looga dilay duqeyn cirka ah

      April 11, 2024

      Ayatollah Khamenei oo ku hanjabay in Iran ay ciqaabi doonto Israel kana hadlay Sababta

      April 10, 2024

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Wax ka ogow dekadda dalka deriska la ah Soomaaliya ee ay ITOOBIYA u weecatay

      April 2, 2024

      Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

      January 23, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SAXIIXAY SHARCIGA DAKHLIGA IYO XEER-NIDAAMIYEYAASHIISA.

      January 21, 2026

      Daawo:-Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa” Xalka Magaalada oo Cabsi Cabsi ah!

      April 11, 2024
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Iphone oo dhaqangelinaya sharci cusub oo lagu soo rogay iyo waxa uu uga dhigan yahay dadka adeegsada

    Iphone oo dhaqangelinaya sharci cusub oo lagu soo rogay iyo waxa uu uga dhigan yahay dadka adeegsada

    By radiohalgan.comMarch 11, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Toddobaadkan Apple waxay samaysay tallaabadii taariikhiga ahayd ee muddada dheer la sugayay si ay ugu oggolaato shirkadaha kale inay bilaabaan samaynta suuqa Apps-ka ee shirkadda taleefannada Iphone-ka.

    Tallaabadaan ay qasabtay shirkaddan weyn ee tiknooloojiyadda ayaa waxaa ka muujiyay sharcidejiyeyaal u Midowga Yurub ah walaacaas oo ku saabsan in ay shirkaddu ku haysato suuqa hab kelinimo ah.

    Go’aankan aya si weyn loola socday guud ahaanba caalamka iyadoo bilowgii aad loosoo dhaweeyay iyadoo loo arkaayay guul taariikhi u ah ganacsatada iyo macaamiisha reer Yurub.

    Laakiin sharciyada adag ee cusub ee Apple iyo khidmadaha ayaa si weyn loo dhaleeceynayaa, iyadoo Spotify ay ugu yeertay “Baad”.

    ‘Ganacsiga Cawlan’

    Waa mid ka mid ah shirkado badan, oo ay ku jiraan kuwa sameeyay Fortnite Epic Games, oo ku riixayay Apple inay u oggolaato dukaamada app kale ee iPhones.

    Sharci-dajiyayaasha EU-da waxay rajaynayeen in sharcigooda isbeddelku uu dhiirigelin doono caqabadaha yaryar si ay u galaan suuqa faa’iidada badan ee iPhone.

    “[Shirkadda] Apple waxay leedahay waala furayaa, laakiin wali waxaa awoodda gacan ku haynta waxay u janjeedhaa talleefanada Iphone-ka ah”, ayuu yidhi Colton Adamski, oo horey u ahaan jiray Hacker iyo ganacsade ku nool meel u dhow Chicago haddana isku dayaya in uu sameeyo Apps-ka beddelka koobaad u noqon kara dukaamada taleefanadda Midowga Yurub.

    22-jirkan ayaa wax ka badan lix sano ku shaqeynayey dukaan App-ka iPhone oo aan rasmi ahayn. Waxuu ku qeexay ganacsigana ‘’nooc cawlan’’ taas oo ka dhigan in Apps-ka taleefanada Iphone-ka ee ka baxsan Midowga Yurub, uu samayn jiray ayka baxsanaan jireen sharciyada Apple. Isagoo ku shaqaynaayay in Apps-ka lagu diyaariyo App Store-ka meel ka baxsan maadaama ay mamnuuc tahay sidani.

    Habkaan oo loo garan ogyahyay, Side-loading, ayaa ah mid caadi ka ah taleefanada Iphone-ka balse ay mamnuucday shirkadda Apple tan iyo markii ay soo saartay Iphone, iyada oo ku dooday in ay khatar amaan tahay. Apps-ku waxay u baahanyahiin in la xaqiijiyo iyada oo la marayo Appstore ka rasmiga.

    App Store-ka ay Apple leedahay ayaa ah kan keliya ee aad wax ugalasoo degi karto taleefanka Iphone-ka

    XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

    Qoraalka sawirka,App Store-ka ay Apple leedahay ayaa ah kan keliya ee aad wax ugalasoo degi karto taleefanka Iphone-ka

    Apple waxay celcelis ahaan 30% ka qaadaa komishan ah apps isticmaalaya suqeedda, taas oo ay sheegtay in loogu talagalay ilaalinta macaamiisha. Inkasta oo khidmadu ay muran ka taagan tahay, haddana waa run in guud ahaan Apple ay aad ugu guulaystay ka ilaalinta Apps-ka halista leh marka loo eego suuqyada kale ee sida Google Play Store.

    Dukaanka Apps-ka ee Colton ayaa soo jiitay boqolaal kun oo qof kuwaas oo lasoo deggay apps aan rasmi ahayn iyo ciyaaro. BBC-da ayaa isku dayday adeegan waxaana u fududaatay in ay si dhibyar kulasoo degto Apps Iphone-ku leeyahay iyadoo la qaadaayo tallaabooyin yar yar oo wax looga beddelaayo setting-ka talleefanka, si looga gudbiyo digniinaha amaanka.

    Dukaanka App-ka ee Colton ayaa soo jiitay boqollaal kun oo la soo dejiyay abka iyo ciyaaraha aan rasmiga ahayn. BBC-du waxay isku dayday adeeggiisa waxayna awooday inay apps-ka ku soo dejiso iPhone-ka iyada oo u maraysa hab fudud oo beddela habka talefanka si ay meesha uga saarto digniinaha ammaanka.

    Colton waxaa ka go'an in uu isbeddel keenno
    Qoraalka sawirka,Colton waxaa ka go’an in uu isbeddel keenno

    Lacag fiican ayuu ka samaynaayay isagoo maamulaya dukaanka app-ka dushana lagala socdo, laakiin muddo ayuu ku fekeraayay in uu sharci noqdo. Fursadda ayuu kusoo booday.

    “Waxay ahayd wax aad u farxad badan in aan fursadaan helo aan kaga baxaayo “Ganacsigii cawlnaa” [Cidi aan aqoon sharciyadiisa / Cawl midab silloon oo aan dhammaystirnay ama badhxan] kaas oo meel gees ah [oo qarsan] ku shaqaynaayay, haddana bakhaar sharci ah laga helo karo.” Ayuu yidhi.

    Apple waa shirkadda taleefannada caaqilka ah ee ugu badan samaysa, haysatana dadka ugu isticmaalka badan haysta. Marka in bakhaarkiisa hadda laga heli karo taleefannada Iphone-ka waa guul.

    Colton farxadiisu waxay burburtay markii isaga iyo kooxdiisaba ay akhriyeen shuruudaha iyo xeerarka Apple. Waxuuna la bardhigay Apple in ay yahiin shirkada budhcad ah.

    Shuruudaha ay shirkadda Apple u baahantahay waxaa ka mida in bakhaaradda cusub ee Apps-ka soo gelinaya nidaamka Apple ay ugu yaraan lacag dhan hal milyan oo Yuuro ay bangiooda ku jirto. Laakiin haddii keydkoodu intaas ka yaraado, Apple waxay awood u leedahay in ay gabi ahaanba xidho bakhaarkaas. Waloow jawaab cad ayna ka bixinin su’aalahayaga haddana horey ayay u qeexeen in ay tan kaga hortagayaan suuqa madoow iyo turufonimada.

    Shirkadda Apple ayaa ka qaadi doonto khidmad 50% app-ska ay sameeyaan shakhsiyaadka gaarka ah kuwaas oo hela in ka badan hal milyan oo qof oo la degitaan (downloads).

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

    January 21, 2026

    Xog ka cusub hoggaamiye mucaaradka ITOOBIYA ka tirsanaa ee meydkiisa la helay

    April 11, 2024

    Hogaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh ayaa sheegay in wiilal looga dilay duqeyn cirka ah

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Farmaajo oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Kudhaa.

    January 23, 2026

    Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay

    January 23, 2026

    Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

    January 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.