Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran & Xisbiga Lubnaan ayaa sheegay in ciidamadoodu ay beegsadeen xafiiska Netanyaha iyo goob uu ku sugnaa taliyaha ciidamada cirka Israa’iil, iyagoo fuliyay weerar lama-filaan ah oo sax ah oo loo adeegsaday gantaallada “Kheybar”.
Mowjadda 10-aad jawaabta Iran ayaa la sheegay in beegsan ka dhashay, iyadoo ciidanka Cirkana la weeraray, sida ay TASNIM warisay.
Majirto faahfaahin madax banaan.

